URURKA

DHAQDHAQAAQA NABADDA BANAADIR
 
   
Afhayeen u hadlay Xoghayaha Guud ee Dhaqdhaqaaqa Nabbada oo ka digay sida ay wax u qeybsanayaan. ( Nairobi 5/08/04 )

 

     C/casiis Cali Ibrahim "Xildhibaan"    -- Xooghayaha Guud

 


Afhayeen u hadlay Xoghayaha Guud ee Dhaqdhaqaaqa Nabadda Banadir ayaa ku tilmaamay in aysan aheyn xaalad la aqabali karo sidii ay u qeybsadeen xubnaha baarlamaanka uga mid noqonaya beesha Mudulood ama ku cad sida liiska ay urur gobaleedka Igad uu ugudbiyay mid ka mid ah saxiixayaasha beesha mudulood ugu jira 24ka saxiixayaal.

Hadaba waxaan si cad u diideynaa wax kasta oo wax yeeli karaa midnimada iyo wadajirka beesha, Sidaas darteed ma ahan in maalmaha ay dhibaatada jirto la walaashado, marka ay wax qeybsi yimaadana la iloobo walaahaheen, Hilibi, Moobleen iyo Wacdaan Cismaan ayuu yiri afhayeenkaasi u hadlayay Xoghayaha guud ee Dhaqdhaqaaqa Nabadda Badadir.

Hadaba mar aan xiriir la sameeyay Xoghayaha Guud ee dhaqdhaqaaqaas C/casiis Cali Ibrahim "Xildhiban" si aan u xaqiijino waxa ka jira hadalka afhayeenka ku hadlayay magaciisa wuxuu yiri waxaan uga digeynaa dhamaan xubnaha beesha Mudulood iyo mas'uuliyiinta ka joogta shirka in ay ka fiirsadaan talaabooyinka ay qaadayaan wixii gef ah oo ay galaan in ay mas'uuliyaddeeda qaadi doonaan.

Wuxuuna ugu dambeystii ka codsaday Imaamka beesha mudulood Imaam Maxamuud Imaam Cumar in uu guto waajibaadkii loo caleema saarey oo ahaa in uu u caddaalad falo dadkiisa, kuna kadsoomin damaca waalida ku dhisan ee ay qabaan xubno ka tirsan hogaamiyayaasha siyaasadda ee beesha Mudulood.

Dahir Abdulle Alasow

Nairobi, Kenya

_______________

 _______________

_______________

_______________


Dr. Hussein Ali Ahmed Guddoomiyaha Ururka

Eg.Axmaday Sheekh Xasan K/X 1aad

Maxamud Kulmiye Axmed K/K 2aad

C/Casiis Cali Ibrahim “Xildhiban” Xoghaye Guud ee ururka

Caaqil: Maxamuud Cali Jimcaale {Koogaar} Xubin

Sheekh Ali Tuurre “

 Xaaji Ali Daa'uud

Axmed Maxamuud Cabdi {Yaaqshiid }

Mukhtaar Sheekh Muxidiin

Maxaaday Xasan Hadaafow

Xasan Xuseen Jilibay

Cali Maxamed Hiraabe

Rukhiya Ali Jiide

Faadumo Xasan Xuseen

Xasan Sanay Barre

Xuseen Xasan Maxamuud {X.Dheere}

Muxidiin Xasan Cali {Darba Wayne}

Abuukar Cumar Xasan {Aduunyo}

Jimcaale Suubiye Axmed

Sheekh Muuse Sheekh Nuur {Muuse Cadde}

Shire Gaab Xuseen

Cayni Abuukar Gacal

Xaaji Axmad Leyte

Xaaji Cali Jeele Cusmaan

Ibraahin Kuulow Max,Ud Hiraabe

Axmad Max,Ed Kaanti

Faadumo Muuse Yuusuf Macalin

C/Maan Xuseen Cabdi (Kolly)

Sahra Xasan Caynte

Axmad Wehliye Axmad

Shariif Shiikh Max,Ed Nuur

Xasan Cali Xasan (Ilka Wayne)

Cabdi Risaaq Cadow (Lugay)

Yuusuf Axmad Yalaxoow

Xaaji Hadaafow Firte

Macalin Cadde Cali Foolay

Aways Maxamuud Hilowle

Maxamuud Cabdi Maxamuud

Sanay Taakey Unturow

Cali Maxamed Hiraabe Shir Gudoonka congress-ka

Abuukar Cumar Xasan K/xegeenka 1aad

Jimcaalle Suubiye Axmad K/xegeenka 2aad

Shire Gaab Xuseen {Xubno}

Sheekh Mukhtaar sheekh Muxidiin

Maxaaday Xasan Hadaafow

Xasan Xuseen Jilibay