Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Donation Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
 

Halxaraana Nirig Xalaala Madhasho

By:Cabdullahi Maxamed Nuur Abdullahi05@swissonline.ch

 

 
May 16, 2005

  Salaan Nabad Galyo Iyo Mid Naxariisa Dushiina Ha Ahaato

  wixii sharciga ka hor imaanaayo hogamiye koxeedyada wasirada noqday ma ogola iyaguse sharci ma qabto waxay rabaan ayay ku dhaqmaan oo sharci daro ah shacbigana ay xolahiisa uga qataan sharciga iyagaa ka sareeya cid wax u sheegi karto cadaan iyo madow majirto haday rabaana waa heshiis haday rabaana waa col go’aan inay garaan waa sahlantahay wax la taban karo inay qabtaan waa adagtahay

Hubka nocyadiisa kala duwan inay isku adeegsadaan wel wel kama qabaan hadba dhankay dani ugu jirtay jiraan gawda maqashii waxna ha uqaban waa midka kaliya ay raali kawada yihiin saxiibna ay ku noqan karaan? 

  Magalo madaxda shacabka ku nol oo u dhaw inay wada dhamadaan hogamiyayaasha dagaalka ee wasiirada noqday  tariiqda inay baal dahaba ka galaan malaga yabaa muqdishana ay yeelato  nidaam iyo kala danbeen si  inta  hartay ay isku bad badiso xisbiyada danahooda gaara ilaashanayana inay faraha ay kala baxaan somaaliyana ay noqoto mid lugaheeda isutaagto isuna talinkarto?

  Mafiyada sii xogaysanayso malaga gulaysan donaa oo inta wanaaga jecel gusha ma raaci dontaa?

Runta aad sheegtid rabibaa kugu jecel been aad shegtid shaydaan baa kugu jecel iyo inta xun ee adanaha ah .maanta waxay tagan tahay labo daran mid dooro mid kugu Af ah gumaysigiisa inaad ku jirtid iyo  inuu kuu badalo midaan kugu af aheen . mid xaraan ku nool  inuu kuu badalo midkaloo xaraan raba.

Maxaa shib sii yay kuwii hogaamin jiray umada xaqa yaqiinay inay runta u shegaan kuwa aan wax garan aqoonta iyo cilmiga iyo xisaabta ay ku gabantahay kana sabri la’ah habar maskiina dalac bilaash ay suuqa kasoo gadatay inay ka dadiyaan hadaysan xoolo siin ,ayna sugayaan ilmo aytaama oo abahood dagaal qabiil lagu dilay,mise waxay ka tagantahay ha nalaga qobto waa iska qaban weyneye cidii naga qabanaysa hanaga qaboto anaga illahaan ku dayne . 

Hadaydaan is qaban waa niila qabsan maskiin badan oo alla dartiis u ooyay ama xaqdaro u dhintay isagoo gurigiisa jogo madafac ugu tagay  habaarkiisa waa soo bixi qiyamana qayr idinkama horeeyo dunyana waa hadba siday kuu soo marto cadaab iyo ciilba waa imtixaan joogta ah hadaad kun sano farax iyo rayn rayn aad ku noshahay waxuusan u dhigmin hal maalin oo ay calool xumo kusoo marto iyo cadaab aduunyo iyo mid aqiro oo ay kuu danbayso.

  In laysku dayo in wax lasameeyo ceeb maaha  ayna idinka halabaan ama ay noqon wayaan sidii larabay waxaase ceeba in laga niyad jawabo wixii larabay in lasameeyo  sababo awgeed muqdishana waa ceebta ku taal inay mar walba ka niyad jabaan waxay damcaan inay sameyaan sababo wageed.

  Habka dagaalka cidamada aduunka ay maanta ku dagaal galaan waa hadii ay dagalamayaan cidomo mili tari ah oo dhisan sharciyada  cusub

1)      dagaalka waa inuu ku bilowdaa habka duqaynta iyadoo la kashanayo rag ka warbixiya gudaha gobaha ay yaliinka hubka waweyn.

2)      Waa in la duqeyaa dhamaan gobaha is garsiinta sida radiyayasha talefanada talefishanada iyo dhamaan wixii isgarsiina .

3)      Waa in la xeraa dhamaan xuduuda bada iyo bariga iyo hawada wax gali kara iyo wax kasoo bixi kara iyo wax mari kara sonaha gadududan inay san jirin.

4)      Jabhadaha waxa kaliya ay awoodi karaan in markii magalada laqabsado ay ku dhex jabhadeyaan iyadoo la ugaarsanayo kuna sifobayaan argagaxiso wax xaquuqa ay leyihiin haba yaratee aysan jirin.

  Sida habkaas looga hortagi karo waa habkee waa habka uu ku baqayo shariifka in lagu tageero gacana lagu siyo sidii amaanka casimada loo sugu lahaa layskana dayo habka jabhadeenta oo uu waqtigeedii dhamaday lana racaa nidaamka cusub oo ay dunida ku dhaqmaysa maanta  xolo jacayl waxay leyihiin xolo la’aan xukun jaceel wuxuu leyahay xukun la’aan dunidoo gacan ku siso ayay maanta gusha ku jirtaa shacabkoo aad ku dar satid waa guul guul lagu daray  calamka oo manta lagu gacan sayraa ogaada inay tahay guul daro weyn shacabka kaligiis waxba ma tari karo.

Wabilaahi tawfiiq

Wariye mudulood.com  

Abdullahi05@swissonline.ch       abdullahi05@hotmail.com

__________________________________

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul