Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Donation Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
 

INTEEY KA SOCOTAA INTEEYSA U SOCOTAA  

(Tanaasul la’aan iyo talo xumo)

by: Prof. Galagul  galagulone@yahoo.com

 

Nimanka reerka hogaankiisa loo dhiiba, ama boobay inteey u socdaan ? yeeysa u matalaan?

Somaalida waxeey tiraa: haddii nin aan talin jirin taliyo, toowbo xumo iyo kala taagaaganaan lama huro.

Waxaan qabaa su’aalo madax xanuun igu riday ee yaa iiga Jawaabi karo?

Dalka meel negi eh iyo nabad ma ka jirtaa?

Caasimada ma joowharaa?

Ma xuduraa?

Ma baydhowaa, mise waa xamar?

ciidanka ma mid qaranaa, ma mid qooysaa, mise waa mid qabiil?

Boliska madaxdiisa yaa xaq u leh in oow magacaabo? 

Wasiirka ma mid Qaranaa, mise waa mid Qabiil?

Baarlamaanka maamulkiisa yaa loo doortay, yaase xaq u leh in oo ka taliyo?

Godeey ma soomaaliyeey ka mid tahay?                          Godeey joowhar inteey ka jirtaa?

Ganacsatada doowlad ineey dalka ka dhalato ma rabtaa?

Culumada kutubkeeda, ma qori iyo teknikaa?

Nin beeso been abur eh ka taajiray oo yeeshay: taleefon, talevishin, warshad sharaab, furdo, Airport, villo, dooman dayaarado, ma rabaa doowlo iyo canshuur?

Taqtar rug caafimaad furtay oo ka beec mushtaraayo daawadii loo keenay mucaawinada, ma raabaa cusbitaal shacbiga u maciino oo bukaanka si xaq eh u sooro?

Isbaarooyinka yaa dan ugu jirtaa?

Soomaali yaa jecel ?

Qariidada aduunka illaa meeqa sano eyey ku aali doontaa?

BBCda se, kii xukunka qabtaba maxeey ugu fuushaa?

Qeeyraadka berriga iyo badaba, ma qarankaa leh, mise qabiilada?

Intaas waa iga su’aalo.

Waxaanse ogahay in eeysan nabad iyo doowlo xalaal eh dhalaneeynin haddaan loo wada duuban.

War iyo maxaa la soo sheegay ku daawoobi meeyso.

           Waa idin salaamay meel kastood joogtaan.

                               Prof. galagul

______________________________________

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul