Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Donation Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
 

Baaq ku socdo Odyaasha Reer Muqdisho, in ay si dhaqsi ah u soo afjaraan dagaalka lagu hoobtay ee ka socdo deegaanka Siisiiye, Aga-gaarkiisa iyo deegaanada Muqdisho Dhamaan.

By: Abdallah M.Mahamud  Moallem10@yahoo.com

May 10, 2006

Jaaliyada Mudulood ee ku nool dalalka Carabta

  Waa wax aad looga xumaado,culays aanan la-tilmaami karina saaray, nolol maalmeedka dadyowga reer Muqdisho,  taariikhdana baal madow ka galay, dagaalada soo noqnoqday ee beryahn ka aloosan magaalada Muqdisho,. Waxaan marar badan Baaq dagaal joojin ah u dirnay kooxaha uu u dhaxeeyo dagaalka macnadarada ah ee ka jiro deegaanka Siisiiye, waxaan haddana  mar kale kooxahan ugu baaqaynaa joojinta colaada ka taagan deegaanka Siisiiya, aga-gaarkiisa iyo dhamaan deegaanada Muqdisho ka kooban-tahay oo dhan shuruud la'aan .

  Waxaan iyagana odayaasha dhaqanka ,culumada aanan gacan ku lahayn dagaalka ,waxgaradka ,aqoonyahanada reer Muqdisho dhamaan ka codsanaynaa u istaagida joojinta Colaadan u dhaxeyso dad ehel ah ee ku dul dagaalayo, maatidi laga rabay in ay u adeegaan ,kuna maqnaadaan meel saaarida danahooda .

  Waxaan waxgaradka Muqdisho ,gaar ahaan kuwa beesha Mudulood, mar kale ku adkaynaynaa in uunan dadaalkooda ku ekaan joojinta Colaada oo kaliya,balse waa in ay ku daraaan in ay u dhaqaaqaan sidi looga kaaftoomi lahaa dagaal danbe oo dib uga dhax bilowda kooxaha muqdisho isku haayo, oo iyaga dhamaan isku cadeeyay in ay yihiin kooxo aanan lahayn hadaf siyaasadeed ,deegaan iyo mid dhaqaalo oo muuqdo tan iyo inti la kala diray Dowladi uu horkacayay Maxamed Siyaad Bare (allah ha u naxriistee) 1990.

 Waxaan waxgaradkan ,iyaga oo kaashanayo bulshada reer Muqdisho iyo dulqaad fara badan ka codsnaynaa, xil iska saarida sidi ay maamul mideeyo ,oo aanan cid lagu takoorayn, ugu sameyn lahaayeen deegaanada gobalka Banaadir guud-ahaan. taasoo hubaal ah in ay ummadda Soomaaliyeed oo dhan u horseedi doonto guul wax ku ool ah,Ilaahey idinkiis.09/05/2006

Jaaliyada Mudulood ee ku nool dalalka Carabta.

Diyariye /Cabdullahi Mocallim Maxamud (Siyaasi)

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul