Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Donation Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
 

QAB-QABLAHA QALINKA IYO QABYAALADDA AYAA HARAY

By:   Maxamed Calasow -- januune2002@yahoo.co.uk

Waxaa wax laga xishoodo ah sawir gacmeedkii uu soo ban dhigay AMIIN CAAMIR oo bulshadu u riyaaqi jirtay, laakiin hadda u muuqda nin ka shaqaynaaya sidii uu u fashilmi laha nuurka laga helay 16 sano kadib magaladii caasimadda ahayd ee xamar, marka waa ayaan darro taasi.

Haddaan sawirka dib u jaleecno waa sawir gacmeed ujeedooyin badani ka dhex guuxayeen, bal aan milicsanno inyaroo ka mida, waa marka horee banii aadamkii rabbi xurmeeyey ayuu dameer oo xayawaana kala mid dhigay, SHEEKH SHARIIF, oo inta badan mujtamaca aduunku u yaqaaniin HALYEYGII SOOMAALIDA U SOO BAXAY QARNIGAAN.

Waxaa intaas dheer in qaabkii qabyaaladda laga dheehan karo sawir-gacmeedka, kadib markuu sheekha oo dameer u eg, oo liijaan bira  afka u soo galiyey, cimaamadiisana kabad uga dhigay, ayuu sheekh daahir dusha ka saaray, liijaankiina gacanta u galiyey, cabdi qaasimna sidoo kale dhabarka ka soo fuulay, labo daradle cali mahdina harati lala tuuray, iyadoo waliba baabuurkiisii sheekhu gacnta ku sido, taasoo loola jeedo in la hago sheekha, rakuubna laga dhigtay, taasina waxay ifinaysa qabyaladda iyo qaabka dabkeeda loo huriyo.

Marka waxan soo jeedinaa in ninka sawirkaas mujtamaca soo dhex dhigay in lagu qaado wixii shareecadu ka qabto, mujtamaca soomaaliyeed oo islaamka ahna waa inuu raalli galin u soo jeediyaa ninkaasi waa  A/caamire, waliba wa in laga mudaaharaada dhacdaan, iyo wixii la midaba, ilayn qab-qable kan qoriga wata kaliya mahee, waana in loo soo jeesta kuwa qalinka wax ku qarribaya oo umadda isku diraaya, koleyba taariikhdu ma iloobi doonto cid kasta oo ka qayb qaadata halaga wadankeena meel ksato ha joogtee, waana tii cadaladda dhadhamisa naf kastahi.

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul