1-Haddii aan wax laga bedelin Agendada iyo
qabanqabada loo dhibay wax magaradka qabiilad yar-yar oo u
bartay sed badsiga iyo wakiilada IGAD oo aan aqoonta u leheeyn
iimaan darada Soomaalida 2- Haddii xibnah ka qeeyb galayo
shirka dib u weshiisiinta ann lagu saleeynin cadada qabiilada
ugu badan, sida Hawiyaha,Digil-Miriflaha,Dirta iyo jiareerta.
3- Haddii aan YUR leeyska dhihin kuwa
jidadka la taagan anakaa Somaali ugu badan, haddii ann naloo
badinin derejiada iyo deeqda, shirka waan ka bexeeynaa- aan si
cad lo dhihin ISKA TAGA. 4- Haddi doowlad ku sheega eeysan ka
tanasulin sheegashada xukun aan gacantooda ku jirin oo aan loo
sheegin in la ogyahay meesha waxeey u joogto eey tahay lacag
aruursi iyo cabsi eey ka qabaan in la soo taago maxkamad ku
ciqaabto dembiyada eey kagaleen umadda Somaaliyeed.
5- Haddi dagaal ogayaasha aan dooneeynin in
Soomaaliya degto laga takkoro shirka, ama lagu qasbin in eey u
hogaasamaan go’aanada wadajir lagu gaaro. 6- Haddii aan la
dhisin qaran ku saleeysan hab Federaali ah oo siinaayo gobol
walba degma kasto madaxbanaanin maamul iyo ka qeeybgal
Doowlada dhexe oo ku saleeysan CADDAD iyo CADAALAD. 7- Haddi
aan leeysku raacin dastuur ku kala cad yihiin xadduuda:
Barlamaanka, Caddalada iyo Doowlada oo aan laga badin tirada
Wasiirada 12 ximnod.
8- Haddii aan la sameeyn tirokoob eey nagala
shaqeeyaan Qarimada Midoobay si looga boxo muranka iyo tirada
beenta eh oo lugu booxinaayo dad yarida haaysato kuwa u bartay
in eey ku noolaadaan DHIDIDKA iyo DHIIGA qabiilada eey weli ku
dambeeyso jiceeylka qaranka Soomaaliyeed. 9- Haddii aan la
kala saarin sharciga kala hagaayo Doowlada Dhahe,Gobolada iyo
degaanka oojiagooynkaa lagu qaban doorasho aqoon cilmi iyo
xirfad. . 10- Haddii aan la ciqaabin kuwii la baxsaday maalkii
dadweynaha,sida Maraakiibtii, dayaaradihii,lacagtii
bangiyada,Deentii lagu lahaay, Guryihii Doowlada, Beerihii
doowlada iyo kuwii dadweeynaha,Kuwii dhoofsaday warshadihii,
Kuwii ku shubay SUNTA BADDA iyo BERRIGA.
11- Haddii aan la ciqaabin kuwa ka taajiray
beecmushtarka muqadiraatka oo sumeeyay dhalinyarada, qaadka
baray hooyooynkii oo masaruuf tiray qoowsaskii . 12- Haddii
aan mel la saarin Gobola ku sheega oo u sameeyay naas nuujinta
Daarodka qaarkiis, kaligii taliyhii (AFWEENE), si eey ku
dhameeystiraan dad yaraanta haaysato oo ka timid xaga EEBEHEEY
Prof.galagul