Mudulood Page
mudulood Online mudulood Home Pagemudulood News (in English)Mudulood Sport (in English)Mudulood World Service (English)
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
   

AMA DEGA - AMA DIB U GUUR

by:  Prof. Galagul              galagul@hotmail.com            

 

Dagaaladii lugu bixiyay Afweeyne xulufadiisii iyo dagaaladii sokeeye wexeey soo qaxiyeen dad lugu qayaasay 2.500.000 kun oo ku kala qaxay 5ta qaaradood oow u qeebsanyahay addunka.

Dadkaas waxeey ka soo qexeen guriyahoodii ayakoon wadan waliijo iyo wax Alle waxeey tabceen inta eey addunka ku noolaayeen.

Wexeey la soo baxsadeen warqadihii aqoonsiga iyointii lacag eheed oo u talay guriga markaas; waxeey dhameesteen in si deg-deg eh ugala bahsado naftooda iyo mida ilmihiisa.

Wexeey soo mareem jid iyo jiq, bad iyo berri uyukoo aan ogeeyn meeshaeey ku tege doonaan Socdaalkoodo ma sahlaneeyn, maxaa yeelay dalka ma leheen wisa,dayaarado u socdo dalal kala gedisan oo la tegi karo mana jirin cid aqoonsan basaboorka Soomaaliyeed.

Carabto wexeey tirahdaa “ faqrigo ducoow ku baraa “,

Soomaalido wexeey barata been si eey ku noolaato uguna fududaato megen gelyada eey ka codsanaayaan dalalka eey dhibka ku tageen.

Wexeey sheegteen qabiiladii eey shalan ka faani jireen iyo kuweey gumeeysan jireen; waxeey dileen waalidkood oo weli nool, waxeey inkireen dhulkii eey ku dhasheen iyo midkeey ku dhaqmeen.

Wexeey heleen megengalyo,guryo,caafimaad iyo masaruuf deeqdo ayaka iyo xaaskooda, dugsi eey ilmohoodu dhigtaan, xurriyatul qool iyo mid qoraalba.

MAHADCELIN

Mahadcelintoodi waxeey noqotai :been, bagamuundeeyn, qaad cun, furoow wax badsi ku saleeysan, dagaal joogta eh, 911wicid been iyo run eh, kadeg guriga, ima qabtid ee waxaa I qabo doowlada Canada oona I masaruufto,ilmaha haay caweeys aan aadaahe. Waxaa u dheer ayakii iyo ilmohoodii oo loo kala turjumaanaayo, maxaa yeelay maeeysan barin ilmaha Af Somaali; ayakane kuma hadlaan Afka dalka eey joogaan Mar kastoon is aragno, salaanta ka dib su’aasho waa”Dalkii maxaa laga soo sheegay?. Haddii aan dhoho” weli isbedel maka jiro, maxaa yelay tugdii shalay iyo tii maanta aa ku dagaalamaayo derejo iyo deeq .Inta indhaha miriq –miriq ka siiyaan eey

Is weeydinaayan, toloow kan ma Guuroow la jiraa, mase Geedi.

WAANO

Waxxan ku waaniyaa in eey la qabsadaan dalka iyo dadka eey la joogaan eeyna furaan walijooynka eey gatteen kadib markeey si negi eh u degeen.Ka qeebgala siyaasada,wax doorta ha laidin doortee, ka midnoqda muwaadhininta Dalka aad degayihiin.

Walijooyinka waxaa boorka laga qaadi doonaa markii Dalka laga qabto tuugada aan dooneeynin in oow dego, kana baqaayo in maxkamad la soo taago haddi la dhiso Doowlad loo wada dhanyahay oo ku saleeysan qof iyo hal cod oona kasoo baxdo tirakood guud.

Taas wexeey ku imaan kartaa in gacan ku dhiigla yaasha xabis lugu ogaado oo isku mel looga soo wada jeesto, yur leeyska yraahdo kuwa u bartay in eey ku knoolaadaan dhulka iyo Dhididka dadka kale. AMA DEGA oo la qabsada meesha aad joogtiin si aad u dhistaan mustaqbalka carurtiina.AMA U GUURA DALKII , kana Xureeya tuugada dhiigmiirata eh oo ku nool boobka, beenta iyo riyada.

Prof.galagul

___________________________________



Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul