Mudulood Page
mudulood Online mudulood Home Pagemudulood News (in English)Mudulood Sport (in English)Mudulood World Service (English)
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
   

KUD KA GUUR EE QANJE U GUUR (lama nafle ka tag ee gacan ku dhiigle qabiliste eh u tag)

by:  Prof. Galagul              galagul@hotmail.com            

 

Soomaalida xalaasha eh ma jecleeysan waxa ka soo yeeraayo beryahaan Eldoret,maxaa yeelay sedax arrimod oo ka soo yeeray fadhiga dib isku dirirka tuugadii hore iyo kuwii dambeba waxeey keentay niajab weeyn iyo raja xumo aa la filaneeynin.

Midda koowaad waxaa soo taagan tuugadii Afweeyne la nooleed 21dii sano eeyna hor boodaayaan intii ugu xumeed qabiil walba, assii ka badinwaayay jeebkooda iyo calooshooda. Waxaa logu soo abaabulay Carte,xerfadane waxaa lahaay madaxda Jiabuuti oo ku dadaalay in eey meel mariyaan barnaamijkii eey ugu tala galeen burburka Somalia. Kabirkii ina Siad eey u doorteen in oow Doowlad Soomaali u wada dhantahay waxoowse ka Badiwaayay in oow soo aruursado intii eey xulufada ahaayeen 21dii sano eey xasuuqaayeen shacbiga Soomaaliyeed kuna takri falaayeen mucaawinada dalka soo gaarto. Waxeey ku qaaylinaayaan in ee yihiin Doowlad Soomaaliyeed, ma xukumaan melna,waxeey ku noolyihiin riyo iyo rajo eey ka sugaayaan IGAD.

Si aan lo helin Doowlad Halaal eh oo soo taagto maxkamad ku ciqabto dembii eey ka galeen Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed, waxeey qeeybinaayaan Doolar laga tacbay bedel lacag been abuur eh iyo derejo aan meelna saarneeyn oo lugu baashaalinaayo wax magarad iyo maangaab lugu meel gaaraayo manta berrina laga taqlusaayo. Midda lamaad waxaa isisoo sharaxay Madaxweeyne nimoAbdullaahi Yuusuf oo lawada ogyahay in oo yahay nin qabiilka maskaxda iyo lafaha ka gashay oo markoow hogaaminaayay SSDF ka wadaraacdeeyay marka hore Soomaalidii kale oo kusoo biirtay, ka dibne majeerteen kii ka soo reebay lafta oo ka dhashay.

Intoow meesha haayay waxoow dilay rag badan oo eey isaaga horiymideen aragti iyo ra’yi kala duwan oo lugu xallin karay wadahadal, isdhageeysi iyo isqaderin si lagu gaaro danta guud. Gacan ku dhiigle laayay walaalihiis oo eey u caddahay derejo iyo lacag oo aan u tureeynin ciddii U tilmaanto tubta toosan ee maamulka iyo xaquuqda oo matalaayo. Nin dilay culumadii,Isimadii iyo ruux kasto toosin maago ma lagu aamini karaa Qaranka Soomaaliyeed , mase laga sugaa caddalad iyo maamul lo wada simanyahay oo xaq ku saleeysan. Waxaa yaab iyo fajac leh in oo ku sheegay in eey harir la leeyhiin BIN LADEN wadaado meel gaar eh degay, si eey u cibaadeeystaan kana dhaqaaqaan dulmiga,xaaraanta iyo dhibka muslimiinta,oow ka been sheegay si oow aga helo lacag iyo garab siyasadeed Maleeykanka iyo xulufadiisa. Waxoow dagaal ku qaday ninkii la doortay markii asaga waqtigiisi dhamaaday, waxoona diiday heshiikii Isimada usoo jeediyeen ,markaasoo xasuuqay dadkii, burburiyne magaalooynkii. Waa nin u bartay in oow af duubka maraakiibta bad weeynta mareeyso iyo shaqaalaheeda si oo ku helo lacag madax furasha eh.

Midda oo yaabka leh waxeey ka soo yeertay Morgan oo sheeganaayo Kismaayo oow san weligiis arag . Derejiada iyo magaca waxoow ku helay ina Siad, waa dameer fardo raacay oo mudaayo filimka kii kii xore weli yahay ee weli carabka qaninaayan oo xasuuqay kuna faajo faajooda korkooda.

Waxoow illobay in raggii shalay cirdeeyay in ee weli dalka joogaan eeyna raacdeeyn karaan mar kale si aan loo maqal faq faq diisa iyo edeb daradiisa dambe. Dadaa moodaayo in Moorgan wax yahay, oo aan weli kasin isbedelka ka dhacay dalka sida jajuuska Baidhabo oo u qadumaayo usuga iyo kuwii shalay laayay ilmihii Digil iyo Mirifle. Morgan waad illoow dhowdahay sidii naagtti foosha ku dhibtootay ee tiri mardambe leey celinmaayo ee kadibna dhigatay.Doqonto iska celis kaliyah eey taqaan

Prof.omar galagul

___________________________________



Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul