Mudulood Page
mudulood Online mudulood Home Pagemudulood News (in English)Mudulood Sport (in English)Mudulood World Service (English)
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 

Muqdisho Dalka Culayska Ka Qaad

Muqdisho heeryada iska qaad, dalka iyo dadkiisana culayska ka qaad.

Arrin waxaay ku biya shubtay in ay muuqato in aan lagu caana maalayn guul laga gaaro shirka bukaan socodka ah ee Eldorat uga socda Soomaali weyn sidaa darteed waxaa caddaan ah in ay talo ku soo aroortay Muqdisheey heeryada iska qaad, dalka iyo dadkiisana culayska ka qaad .

Hogaamiyayaasha Soomaalida intooda badan halgankooda siyaasadeed iyo dhiiga ay daadinayaan iyo dhiiga ay horay u dadiyeen waxaa sabab u ah oo keliya rabitaankooda in ay mar uun jaga ka qabtaan hadii lagu heshiiyo xukuumad soomaaliyeed waxaana xaqiiqo indhaha aan laga qarsan karin ah in aynan marnaba u maqnayn danaha deegaanada ay ka soo jeedaan iyo taageerayaashooda, dhaqan xumadoodana waxaa ummadda Soomaaliyeed ka badabaadin karo dadka reer Muqdisho oo nabadeeyo caasumada Soomaaliya ilaaheey idinkiis.

"Korka meel ka mid ah haddii ay jirato korka intiisa kalana waa la qabaa" jirada Soomaaliya waa Muqdisho waxayna jiradeeda ka bilaabatay damac qabiil iyo dagaal qorsha la'aan ah oo lagala hortagay xukuumadi Maxamed Siyaad madaxda ka ahaa iyo marki la riday oo ay soo baxday dulduleeladi qabiil qabiil xukunka ka tuuray oo aan heshiis ku ahayn talo wadaag ,qorshahiisana aynan ku jirin mabda' ka duwan kii ina Siyaad wadankeena ku dhaqayay 21 sano dalkana u horseedi karo qaranimo iyo In laga fogaado wixi keeni karo qarankeena oo iftiinkiiso damo, nasiib daro ma dhicin in lala yimaado xilkasnimo iyo caddaalo wax lagu qeybsado oo ummadan lagu dhaqo, waana muuqataa foolxumada aan ku jirno laga soo bilaabo 12 sano ka hor ilaa haddeer waxaa iyadana looga bixi karaa Dadka reer muqdisho in ay la yimaadaan midnimo, xilkasnimo, dulqaad badan, wada tashiyo ku salaysan ixtiraam iyo dhageysiga talooyinka dhamaan dadka asal ahaan ka soo jeedo deegaanka Muqdisho iyo dadka degan magaalada oo ay khuseeyso nabaddaynta Muqdisho si maamul mideysan loogu sameeyo gobalka banaadir iyada oo la tixgelinayo xaqa ay u leeyihiin gacan ku dhigida maamulka Muqdisho dadka loo yaqaan deegaanka isla markaasna la dhowrayo xaqa dowladda ku leedahay caasumad ahaan iyo xaqa u sinaanta joogitaanka iyo ka shaqaysiga dadka Soomaaliyeed guud ahaan, nabad waddankeena ku nasto waxaay ku xiran tahay reer muqdisho oo soo afjaro colaada, daawana u helo jirada taal caasumadi Soomaaliyeed ugana gudba iskaashi ,wada shaqayn iyo iyaga oo intaas keddib Soomaali weyn ugu yeero gogal lagu dhameeyo dhibka Soomaliweyn kala gaaray laguna soo dhiso qaran ku shaqeeyo caddaalo iyo sinaan lagu dhaqo ummadda Soomaaliyeed.

Abdalla Moalim Mahamud(Siyaasi) Moallem10@hotmail.com



Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul