Haddii gadaal loo raaco sheekada addunka, waxaa qofkasto
oo xasuus leh u caddaaneeyso, in dadkii ugu horreeyay ee
aduunyada ku noolaay in hooygooda Ahaay holal dabiici eh
oo ku yaalay burarka hoostooda; si eey aga badbaadaan
dugaagta dilaayga eh, aga onkortaan roobka, qaboowga iyo
qoraxda. Dadkaas waxeey ahaayeen UGAARSATO ku nool xoolo
duurka eey orodka ku gaaran iyo muraha geedaha eey
barteen in aan lugu dhimaneeynin.
Hubka iyo aalada eey istcmaalijireen, waxeey ahaayeen
DHAGAX la qoray iyo GAROOMAN laga soo goyay geedka kakan,
si loogu disho xoola durka; markeey BAQTIYAANEH loo cuno.
Ruux walbo, ruuxoow ka xoog badanyahay oow ka xoogi
jiray waxoow haaysto; umana kala soocneeyn NAAGUHU, nin
walbo waxoow galijiray midoo orod ku gaaro dhulkana ku
cilinkaro, koleey ku tahay HABARTI DHASHAY.
Qarniyo ka dib waxaa la helay BIRTA oow saanaca ka
suubiyay MIDI xoola la qasho iyo WARMO dugaagta iyo
cadawga leeskaga dhiciyo.
Waqti dheer ka dibne waxaa lookala SOOCMAY loona kala
degay sida leesugu egyahay, leesugu Af yahay,leeskugu
Dhaqan yahay.
Waxaa bilaabatay MIDEB TAKOOR,QUURSI iyo GUMEEYSI ku
saleeysan Muuqalka, midabka,Maalka, Xirfada,Diinta iyo
Danta gaar u eh QARAN iyo QALIIL walbo.
Haddaan ka baxo hordha gaaban oo qasad kiisu yahay in
aan u gudbo DHAQAN XUMADA iyo QUURSIGA eey Soomaalida
qarkeed ku haayso muwaadhiniinta walaalohood eh, waxxa
garan karnaa fikir xumada eey qabaan qaarkaas.
Bal aan wada fiirino saldhiga beenta eh oo gumeeysigu
ku dhisanyahay iyo sidoow Ku soo gaaray hiligaan la
joogo Dhibka waxoow ka yimid dhaqanka iyo dhaqaalaha oo
shacbigi u kala saaray:
SAANAC AMA XIRFADLE
Waa ruux maskax ka shaqeeysiiyay oo helay xal looga
baxo dhibka shacbiga haaystay waqti dheerne, dhaawac u
geeystay cumrigooda iyo cafimaad koodaba. Waxoow
sameeyay qalab hor u dhigay dhaqankooda, noloshooda iyo
mustaqbilkooda,sida:
MIDDIDA xoolaha lugu xalaaleeyay si mardabe loo
cuninBAQTI, iyo tii looga gooyay BAAJADA oo u horseeday
nadaafada iyo Muslim nimada.
MASAARTII beeraha lugu geed qaaday iyo tii moorada
lugu ooday, YAAMBADII beeraha lugu fashay,bakaarahane
lugu qotay, GERWEEYNTII dhagaxa lugu jebiyay luguna
qoday aasaaska guryaha iyo xawaalaha, WARANKII dugaagta
iyo cadawgaba leeysaga dhiciyay, MUDICII, qodaxda
leeskaga bixiyay, MAXAARKII marada iyo masafada lugu
tolay, SALIIBADII gerka lugu haneediyay, qodaxdane
leesaga siibay QAADADII u neefisay gacanta si eeysan u
guban.Waxoow kaloow suubiyay ama qoray:
MOOYIHII iyo KASHII badarka lagu tumay, XAARINKII iyo
MASAFADII lugo haadiyay luguna kala soocay, DHERIGII,
XURBINKII, XEERADII, QARSINKII,FANDHAALKII lugu kariyay,
luguna cunay. WAXAA kaloo la TOLAY, ama Sameeyay:
KABIHII, SUUNKII, XASHINTII, WARQAASTII, GAASHAANKII,
KOOLAYGII, KIISHKII, GAABOOYIHII, MASALIHII, DHIISHII,
BUKURTII, WAMBARTII, JIMBAARTII, SABABKII.
Qalabkaas iyo Sancadaas waxeey hor u dhigeen ummadi
oo dhan, inta aan ka ehen hoolaaleeyda.
Waxaa xasuus gaar eh leh,kii dhisay GURYAHA, kii
qoday CEELALKA, kii QORAY GEEDAHA,
Kii dhigay DUGSIGA, kii ka taliyay NABADA, CADAALADA
iyo SINAANTA UMMADA.
BEEREEYDA
Bereeyda waxeey dhameesteen ineey tacbadaan timaarta
Alleheey ku manacay dhulkiisa, eeysan guur guurin si eey
ku bejiyaan, isu kaalmeeyaan, mustaqbalkooda meel negi
eh ugu dhistaan. Waxeey dhisteen Tuulooyin lagama guraan
eh,oo u dhow Beerohooda, Biyaha waraabka iyo cabitaan
eh. Beereeyda qaarkeed waxeey degeen dhul ADABLE eh, oo
beerohooda la tacbikaro lamad xilli oow roobka jiro.
Tacabkooda waxoow ka bilaawday: raadiska dhulka
Beereedka, geed qaadka,jirde bixinta,arfuujiska,bur
jibinta,kawaaweenta, moos buurka, abuurka,limida ama
falida,kashiito iyo donfaar ka ilaalinta, shinbir ka
celin,
shafida,alkuudinta,qoorgooynta,sumicida,haadinta iyo
bakaar ku shubida.
Beeraha WARAABKA eh waxaa loo maray tacabkooda dhib
ka badan inta aan soo xusna.
Intaas waxaa u sii dheer,DHILMAAYO iyo Cuduro ka
dahasho weebiga jiinkiisa iyo gosha.
Waxeey tacbeen QUUD bedelay BAQTIGII iyo murihii
cudurka keeni jiray eey ka mid yihii:
mesegada,galeeyda,Sisinta,Moskii,Cambihii,Limadii ,iyo
SUUFKII laga sameeyay dharka oo lugu bedelay DHUGIGII
iyo DHARLA’AANTII.
Beereeyda tuulada waxeey doorteen guddi AQIYAAR eh,
oo ka taliso xallisana dhib kastoo soo food saarto
degaanka iyo dadkiisaba.
Ilmohooda waxeey heleen DUGSI eey ka bartaan QURAANKA,
adaabta, anshaxa, ciska iyo Wadanoolaashda .
Waxaa kale eey heleen RUG CAAFIMAAD, aqoonsi iyo tix
gelin.
DIINTA waxeey u kala saartay XALAASHA iyo XAARAANTA
oo eh meesha eey ku nabadgashay
HABARTII shalay WIILKEEDA fuuli jiray, sidii xoolihi.
Hor u markii ka dhashay caqliga iyo dadalka SAANACA-
XIRFADLAHA, waxeey u horseedeen
Beereeyda iyo Degaanka negida eh, nadaam sharci iyo
qaranimo oo jiri leheed, haddi eeysan
GUURTADA XOOLAHA EH u burburin leheeyn DEREJO JACEEYL
iyo IMAAN DARRO.
GUURAAYGA iyo XOOLAALEEYDA
Waa inta ku hertay dhaqankii Dhagaxa
iyo Darla’aanta oo aan weli arag isbedelka iyo hor u
marka eey gaareen Saanaca-Xirfadlaha iyo Beereeyda.
Bal aan wada fiirino waxa ummada ka reebay
xoolaaleeyda guurtada eh:
-
meesheey ku hoydaan kuma hergelaan,
-
nadaam iyo sharci uma hogaan samaan,
-
waxeey ku noolyihiin dhac iyo dil,
-
waa hoolo,hoolo daba socdo,
-
ma quuraan ineey qashaan,mana iibiyaan
-
hoowdka eey ku hoydaan sidi xoolo duurka,
-
ma sadaqeeystaan sekana kama dhiibaan,
-
dhar kama gataan, kamana dhergaan
-
waxaa laga dhergaa markeey dhintaan
0) ma dhigaan, mana aqriyaan Habeen iyo
maali,qorrax iyo qaboow,qandho iyo caafimaad; waxeey
dabasocdaan xoolo eey wax ku dheefin oo eey
daajinaayaan,waraabinaayaan,dugaagta
ka celinaayaan. Waxoow yiri asagoo u GABYAAYO qaalin
geel eh:
Qalanjo qurax badan,
Ciridku qadiid yahay,
Afka isku qabaato yahay
Qoortu dheertahay,
Timan qaalin leh,
Dhax qabadaka iyo,
Lugaha si fiican looqoray,
Qosoolkeeda qalbiga iyo,
Qaraabada ku qanacdo.
QOORDHEEREEY QURUNKAADA KUMA DOORSADEEN QALAANJADAAS.
Aduunka dalal aan badneen oow weli QUURSIGA ku
dambeeyaa, dalalkaas waxaa Ka mid eh,
Hindia,Maauritaania, iyo SOOMAALIYA.
Waxaa jiro dalal badan oo gumeeysigoodu su
dhisanyahai DHAQAALE ka horjoogsada dadka tiradooda
YARTAHAY iyo kuwa aan ku DIINTA eheeyn.
Soomaaliyeey waxaan idin weeydinaa, see nin qaawan,
qaajoon, cilmi iyo caqli midne
Aan leheeyn,ku gumeeystay DAD XIRFAD,TACAB iyo CILMI
leh?
Sideen u Ogolaanay in eey nahor kacaan tuugadaan,
waqtigane naga dhummiyaan?
Maxaan wax uga qabanweeynay gardaradaas eey wuxuushto
hortaayna ku faleeyso?
BINI AADAMKA mid waa madoow yahay,kuna waa cad
yahay,midne waa maaran yahay, mid waa indha yaryahay,
kuna tintiisu waa jareer,kan kalane waa jileec ,ku waa
dheer yahay, kan kalane waa gaaban yahay.
Intaas iyo in ka badan oo tilmaan eh aa jirtee, qiil
ma u noqotaa GUMEEYSI iyo QUURSI?
XAYAWAANTII xoolihii ka soo tagay aa la soo galay
Beled kii dhaqan xumadii, isla qab weeynaantii iyo
caqliyaridii eey la wareegaayeen duurarka.
Waxeey FAAFIYEEN baqtigi lagatagay oo weli
mashaxdooda weli ku jirto assii si dhib
Badan iyo waqti deer qaadandoonto xalistiisa
Boobkii eey Baadiyaha ku haayeen eey Beledka keeneen,
Ma bedelin basar xumadi iyo beenti eey wada barteen,
Boobkii iyo Bililaqadii kama bixin ee waa ku baaq
weli,
Waxeey u barteen Beeso been eh iyo derejo boobkeed,
Beer islaameed laga boobeey badar ku beerteen,
Kama baxaan belo oog iyo Beelo ka badan ku duulkoodee,
Haddii la buriyo iyo haddii la buriyo labadaba waa
isugu beege,
Bresidentaan rabaa iyo balis xuqunka, inta kale waa
beene,
Waan hubaa in eey baabi’i sidi beelihii hore’e,
Tolow yaa baro inneey nabado tahay nolosha baaqeede.
Tuugaa nawada af duubatay,gumeeysi iyo gumaad nugu
haayso,noo diiday in aan heshiino, war iyo wareer nugu
dishay , u taagan in eey weli sii wadaan dhibka shacbiga
kuna laayay cudurka,qaajada iyo maarta.
___________________________________