Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Falastin TV Live Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
 

KENYA: WARAABAA HILBO QEEYBI LA YIRI

by:  Prof. Omar Hasaan Galagul        galagulone@yahoo.com

Shirka Kenyo in eey wax kasoo bexeeynin qof kastoo wax garad eh waa u caddeed, maxaa yeelay meesha waxaa isugu tagay tuugo iyo jaahiliin loo dhiibay barnaamij eey wataan doowlado aan dantoodu eheeyn in Somali eey nabad iyo doowlad ka dhalato.

Dr. Abdiqaasin waxoow gefay markoow soo aruursaday baahalo aan rabaayad noqoneeynin oo dantoodo ka duwantahay mida shacbiga somaliyed.

Waxaa lala wareegaa in dotoorka oowsan soo dooran cidne oo qabiil walbo oow soo sharaxay intoow doonaayay ineey aga qeeb gasho barlamaanka iyo doowlada.

Dr Abdiqaasim waa diidi karay dadkaas waxoowse ka doortay derejo aan luga leheeyn, garabne ka haaysan somalida badankeed.

Waxoow rajo ka qabay in waqtiga u furidoono albaab looga boxo dhibka dheeraaday oo gacan ku dhiigla yaasha iyo tuugada eey is bedeli doonaan kana tanasuli doonaan dhaqan xumada eey u dhasheen.

Waqtigi ku   meel gaarka ahaay oo la rabay in dalka loogu sameeyo maamul, nadaam doorasho iyo mid doowlo; barnaamij  siyaaso, mid dhaqaalo iyo cadaalad madax banana, waxaa laga badin waayay is qab qabsi iyo xatooyo hoolihi yaraay oo loogu soo dhiibay in eey wax ugu qabtaan dadka, kuna fuliyaan barnaamijkii iyo axdidi eey ku soo galeen jabuuti.

Intiii yareed oo u joogsatay in la fuliyo barnaamijkii iyo axdigii jabuuti, waxeey muteeysteen raacdo maalin kasta eh, handadaad iyo naf la carar. Waxaa xasuus mudan Kulalihi iyo qar kaloo aanan xasuusan magacoda.

Datoorku waxoow iloobay, ama iska dhega tiray in : qof walbo eey guraneeyso waxeey abuuratay murohood .  

Ina Siyad waxoow ku haayay dalka gacan adag, xabis, dil, derejo iyo billad been eh, waxoowse illobay in oo dayaariyo dad bedelo jahiliinta  oow abaha iyo macalimka u ahaay iyo kuwa aan ka bogsan xanuunka doowlaadii oow ka qaaday.

Labaatankii sano oow xukunka haayay waxoow soo dhoweeysta qaraabo iyo qabiilo kalo oow ka soo xushay intii ugu xumeed si eey u hor joogsadaan kuwa eey ka dhasheen.

Dembiyadiisa waxaa ugu waa weeyn: naas nujinta qabiilka, derejo ku boobka jaahiliinta, dagaalka waqooy, abuurista gabalada iyo degmooyinka oow u suubiyay qoowmiyada oow ku abtirsanaayay, dagaalka itobia Waxoow soo dejiyay dalka Hawiye, qaxooti ku sheeg Daarood oo qasadka ka dambeey ahaay ku beerid Daarood iyo barakicin Hawiye.`

Meelaha la soo dejiyay waxaa ka mid ahaay: jiqleey, jalaalaqsi, mahaday, cadale, kurtunwaareey, saacow, dujuma iyo baraawe oo intaasoo dhan luguna masafuufaayay canshurta 100kiiba 90 Hawiyaha laga qaadaayay.

Kuwa badan oow garab ku siiyay qabilnimo iskana dhigaayay siyaasiin iyo wax garad aa ku caasiyay banaankane caaydiisa ka faafinaayay.

Wanaaga oo lugu xasuusto Afweeyne waa: qoraalka farta somalied, sinaanta raga iyo naagaha, banadaada gumeeysiga iyo kala takoorka muwaadhiniinta,magaca somalied oo laga barta aduunka, si kastaba ha ahaadee.

Cid walbo waxaa ku jiro dad cilmi leh oo nadiif ka eh xumaanta ka dhacday Somalia, oona u leh xirfad iyo aqoon maamul doowlad iyo mid qaran.

Kuwaa Kenyo u joogay dalxiiska 10 bilood oo lasoo dhaafay,assii u maleegaayay shirqool dadka somalied ,rabaane in eey u mel mariyaan barnaamijkooda xaaraanta eh doowlado shisheeye oo dan gaar eh leh iyo kuwaa aan la socon khayaanada eey wataan tuugada is aruursatay.

Sidaan arkaayo hurimeeyso dagaal, maxaa yeelay boobku iyo hunguri weeyninka waa kuwii keenay dagaalka iyo burburka 14 jirka eh.

Heshiis lalama gelikaro dugaag rabto in eey ku disho, iska dhicis iyo dil kaliyah eey kaaga heri kartaa.

Hubkiisa nin dhiibaayo majiro, cid ka qaadi kartane haba sheegin; taas waxeey ku imaan kartaa oo kaliya in dalkoo dhan isku mar laga wada qaado hubka sharci iyo xoog kala hagane loo yeelo.

Waraabe hilbo luguma rarto, qeeybina lama dhihi karo.

Xaq iyo xurriyo prof. galagul 

___________________________________

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul