Kadib
markuu qudbad ka aqriyay
danyal arab moo jamacad ku taalla dalka maraykanka
ayaa waxaa cadaatay runta,
inkastoo ayhore ucadayd, somaalida waxay ku maahmahdaa nin
kuu digay kuma dilin ,riyadeenana way rumoobi doontaa
barwaaqana waan gaari donaa doqon iyo doqanba waa
laqaban doonaa dhibaatada waan kabixidoonaa
dhibna loomadhalan barwaaqana looma dhalan,
dhibaatada waa la,abuuraa, barwaaqadana waa laradiyaa
waana lahellaa umadwalba say iska dhigto iyaday ku
xirxantahay.
Dhibaatada
somaaliya oo kasii darayso waxaad modaa umadda somaliyeed
in layiri dhulka oo mugdi
ah in hawada sare
cirbad laga soo tuuray raadiya, kii helana wuxuu noqonaa
madaxwaynaha soomaaliya.
Haddii
ay shirwaliba ay isugu yimadeen
haddii ay dagaal kasta
isku qadeen ay weli meeshoodii ay jogaan ayna kasii
daraan dhibaatada maralwalba, malays waydiiyay dhib
sheegashada shalay
iyo tan maanta weli taagan maxaa keenay maxayse mar walba
ugu sii dartaa? balse waxaa aa xusid mudan in lays
waydiiyo dhibaatada shalay maxaa sida aadka ugu wayneeyay
tan maanta taagan.
Dhibaatada
shalay taagneed way wejiyo badantahay, tan maanta taagana
oo kadaran tii shalay iyadana way wejiyo badantahay
balse aan soo koobno waxay dhamaantood isaga
midyihiin, dilka, boobka, dhaca, iyo qofka soomaaliga ah
oo aan laqadarin, iwm,run ahaantii xaalkeenu waa kasii
fogaaday meeshii uu shalay joogay, run ahaantii waxaa loo
bahanyahay inaan
ku fakirno sidee ayaan ku helli karnaa xal aan ku
badbadino nafsadeena dhulkeena iyo diinteena, waxaa
xaqiiqo ah hadaynaan xisaabtamin in nala xisaabin doono
waxa kaliya aan eednaa waa nafsadeena oo kaliya,
si hadaba aan taas udhicin waa inaan kanadiifino
nafsadeena waxa xun, waa inaan wax waliba kahormarinaa
wanaaga waa inaan ku dadaalnaa sidii aan nabad udhalin
laheen dhulkeena meelna aan uga wada
soo jeedsanaa xaqa waa
inaan didnaa boobka dhaca
dilka afduubka
iwm,kuna fakirnaa sidii aan wax uga qaban laheen
dhibatoyinka, waa inaynaan garabsiin cadaalo daro
hadaynaan isbadbaadin inaysan nabad badindonin bini, adam
kale ama malaa'ig ama jin intaba, xalkeena
iyo isbadbaadinteena waxay kujirtaa gacanteena oo
kalya.
Abdullahi05@swissonline.ch
___________________________________