|
Waqtiyadaan
dambe waxaa soo kacday xaraard kusaleeysan dhiig
iyo dhalasha
sheegat loogu dhumanaayo dhul
balaarsi iyo dhib abuur aan loo baahneen waqtigaan.
Tilmaanta
waaxaan ka qaatay duulimaadka Laas Caanood
oo ka yimid xaga Puntland.
Somaliland
iyo Somalia waxaa u dhexeeyay soohin
cad oo aan shaki ku jirin, assii ku
baaba’ada isku
darsankii lamada
dal 1960
oo adunkoo dhaan laga aqoonsaday.
Macquul
ma’aha in la raadio qarni ka dib qabiil
ku godaamay soohinta
ka xaga oo aan wax laga dhixin markeey ku
habooneed in laga hadlo,inkasto aan wax
weeyn laga qaban kareeyn waqtigaas.
Baahida
raadiska qabiilka waxoow ku
baaba’ay isku darsankii lamada dhinac ooy ku noqdeen qaran
Soomaali eh.
Qarnigii
18daad eey dowladaha galbeedka u guntadeen in ee helaan dul
cusub oo eey ku beeraan dadkooda, kana helaan kheeyraad
eeysan ka heleeyn dhulkooda, assii lagama maarmaan u eheed
kobcinta iyo hor u marka dhaqaalohooda; saldhigne
u noqotay gumeeysiga africa.
Inta
u dhexeeysay 15 nofembr 1884 illaa 26 febrayi 1885 ee waxeey fadhi ku yeesheen Berlin, oo markaas eheed
casimada Jarmalka intaan loo kala qeeybin bari iyo galbeed, si eey
aga tashadaan kala qeebsiga Afrika.
Dood dheer iyo gorgortan ka dib waxeey mastarad
xariiqeed ku qeeybsadeen, ayakoon marne tixgelin dhalasho
iyo dhiig midne ee waxeey ku heshiiyeen sideey u heli
lahayeen dhul ee gumeestaan.
Sida
la wada ogyahay, Afrikoo
dhan waxaa ka jirty,kana jirto weli, dood aan sahlaneen
oo ku saabsaneed soohin u dhexeeyso lama
dal iyo mid u dhexeeyso
qabiilo isku dal wada degan.
Afrika
markeey ka xuroobeeysay gumeeyska (1957-1964) aa lugu heshiiyay
In
aan laga hadlin soohin, luguna
dhaafo sidaeey u taal oo gumeeysiga u kala qeeybiyay oo aduunkane
iyo O.A.U. u aqoonsadeen, si aan
looga abuurin
qalalaas afrikoo
dhan.
Soomaaliya
weli waa dal adunkoo dhan u aqoonsanyaha kii 1960kii
oo cid ka goday oo la aqoonsanyahay illaa manta eeysan jirin.
Cidda
beriga u doodeeyso qabiil iyo
dhul dalka soomaaliya ka mid eh, dooneeysane
in eey ku balaarsato gabalkeeda waa
aragty gaabantahay, mana u meel mari doonto.
Waxaa hubaal eh in kuwa
ku duulaayo dal iyo dad Soomaaliya ka mid eh in uyukane
markooda lugu duulidoono; dhibka ka soo gaarane mas’uul ka naqan
doonaa.
Haddi
soomaalia bur-burto, waxaa jiridoono soohintii
1960 ka horeysay.
Waxaa
is weeydiis leh: qaran kala qeeysi ma ku
dhismaa?
Dhuun weeyne iyo madherge, see loola
dhaqmaa?
Xag iyo xurriyo.
Prof. galagul
___________________________________
|