Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Falastin TV Live Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
 

GEEDI BAABOOW IYO DHASHIISA MAXEEY IS DHAAMAAN

(Soomaaliya weli waa qaran mideeysan)

by:  Prof. Omar Hasaan Galagul    galagulone@yahoo.com

Waqti laga joogo sedax qarni, aa nin la dhihi jiray geedi baaboow ku noolaay dhulka u dhexeeyo buur  heybe iyo buur hakabo, kaasoo taariiq lamaillobaan eh ku reebay dadka degaankaas.

Geedi waxaa lugu sheegay in oow ahaay nin dheer oo kor u dhaafay 2 mitir iyo 30, joog iyo jamaalne ALLE siiyay oo qofkii arkaba cabsi ku abuuraayo. Geedi waxoow gartay in aan cidne is hortaagi karin haddow madax u noqdo dadka degan ku nool iyo soo galootigaba.                          

Geedi waxoow sameestay sharci adag oow ku maamulo degaanka; waxoow u yeeshy hoosjooga yaal u fuliyo amarkiisa, wixi diidane ciqaabo.

Sharcigiisa waxaa ka mid ahaay 2 qodob eey aad u dhibsade- en dadka degaanka ku nool, assii aan lugu arag maay iyo maxaatiri midkoodne.

a) in geber kasto oo la gursado loo geeyo si oo u bekra jibiyo 7 habeene u naageeysto, haddow ka helane iskaba haasto; naag kastoo uur ku yeelata gurigiisa in eey joogto inta eey ka dhasho ilmihiiha, 

b) in wax kasto oo la tabco ( mesego,diir,sisin iyo xoolo nool) loo geeyo si oow uga qaato 2 u dhig dhigood.                                                                      

Naag kastoo soo carotane, waa in gurigiisa la geeyo si oow ku waaniyo 30 beri, ka dibne rerkeeda loo celiyo.

Cid kastoo jebiso sharcigiisane in meel fagaaro eh lugu dilo, dadka haku waano qaataanee.    

Sida la sheegay weceladoow dhalay waxeey kor u dhaafeen 300, naagaha gurigiisa ku noolaay waxaa lugu qayaasai 100.

Geedi waxeey dadka degaanka ugu yeerijireen aabaha, macalinka iyo hogaanka ALLE noosoo diray in oow tubta toosan nugu hogaamiyo.

Waxeey allifeen gabayo lugu amaanaayo iyo heeso subax walbo lugu faaninaayo looguna duceeynaayo cimri dheer iyo caafimaad.

Dadkii lamada buur dhaxdooda deganaay, markeey u adkeeysan waayeen sharciga iyo dhaqan xumada geedi, eey wadnaha gufeeysteen dagaalne ku qaadeen si eey aga xuroobaan balaayada noloshooda asiibtay; kuna dileen usuga iyo hoosjooga yaashiisii oo dhan.

Weceladii geedi dhalay waxeey ku kala faafeen soomaaliyoo dhan, kuna dhax dhuunteen qabiil walba oo dalka degan.

Kaligood taliyaasha afrika waxeey u dhaqmaayaan sidii geedi baaboow, Soomaaliyana ka duwneen sida aad warka ku qabtaan oo naagtii soo caroto waxeey ku nasan jirtay buurka,

Ilmihi geedi waa is aruursadeen waana is abaabuleen, waxeene u taagan yihiin in eey helaan dhaxalki aabohood.

Soomaaliyeey: ma sugnaa, ma siinaa, mise waan suulinaa.

Xaq iyo xurriyo

galagul

___________________________________

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul