BERYAHAAN DAMBE
WAXAAN ARKAY OONA AQRIYAY MAQAALO LAGA QORAY NIN
KA MID
EH KUWII
SOOMAALIYA DHIGAY
MEESHA EEY BERIGA TAAL.
INTA WAX KA
QORTAY WAXEEY ULA HADLEEN SI SHARAF LEH IN KASTOOW
ISTAAHILIN, MAXAA YEELAY, WAA NINKII
KU BILAAWY DHAQAN
XUMADA IYO QABIILKA
MARKEEY SOOMAALIDA U CARFEEYSAY GOBANIMADA DHIBKA BADAN LOOSOO
MARAY, OOW MUSTAQBILKEEDANA NUURAAYAY.
MIDKA
AAD LEEDIHIIN MUDANE WAA
KII MARKII LOO DHIBAY DALKA HOGAANKIISA ,
LAGANA SUGAAYAY IN OO KU MAAMULO XAQ
IYO SINAAN, U XAGLEEYAY JIFADA
OO KA DHASHAY UNA BOOBAY
DEREJADII IYO
MAALKII KA DHEXEEYAY DADKA SOOMAALI
OO DHAN.
MA
TAQAANIIN NINKA
AAD LEEDIHIIN MUDAN;
WAA KII CIDDII
XAQUUQDEEDA
U JOOGSATA SHUQULKA KA RAACDEEN
JIRY,
HADDOWSANBA
SHIRQOOL U DHIGIN IYO XABIS
EEY KU BA’AAN.
SU’AALAHA
AA WEEYDIINEEYSAAN KAMA JAWAABI KARO, MAXAA YEELAY RUNTA IYO IIMAANKA
KUMA JIRAAN WAXA LUGU
SOO BARBAARIYAY ;
BARNAAMIJKIISANE WAAXOOW
AHAAY
MID
QABIIL
KU SALEEYSAN, WELINE WAXOOW RAJEEYNAA IN OOW
FILIMKI MARKALE
NOO
DHIGO.
CUMRIGA
ILAAHEEY KUU DHEEREEYO
IYO WAAYO ARAGNIMADA WAXAA LOOGA
FA’IDEEYSTAA IN
AAN
LUGU
DHICIN
MAR
LAMAAD QALAD LASOO
GALAY OO DHIB IYO DHIMASHO KEENAY, KOLOOW KU YAHAY MID MARKII
HORE LUGU TALA GALAY.
MASKAX
80JIR
OO CUDUR
QABIIL GALAY
DAAWO MA
LEH, INTA AAN KA EHEEYN XASUUSTII NAAS
NUUJINTA IYO BOOBKA UMMADA
SOOMAALIYEED.
WAXAA
TOOWBA KEENO QOFKII ILAAHEEY
SOO HANUUNIYA, QIRTANE DEMBIGIISA
IYO MIDKOOW KA GALAY MUWAADHINIINTA
U
DHIIBATAY XILKA OO KA SUGEEYSO MAAMUL
KU SALEEYSAN
XAQ
IYO SINAAN.
WAXAA LA
YIRAA; WAANO HORTEED UUMIS, WAX
MA DHACSIIN KARTIIN KAN IYO
XULUFADIISA, MAXAA YEELAY,
WAXEEY KA SAMEEYSAN YIHIIN DUN
SI XUN LOO MALEEGAY.
RAJO MALEH,
KAN IYO KUWII
GARABKA KU SIIYAY XAQ DARRADA
OONAN WELI GARAN LA’ IN SOMALIA
ISBEDEL KA DHACAY
OO QARANKI U BUR
BURAY DHAQAN
XUMADOODA IYO IIMAAN DARADA EEY
BILAAWEEN 1954 EEYNA KU QAATUMA XUMEEYSTEEN
1969KII,
MARKOOW KACAANKA KU GURAY
BAABUURTII SHABAQA LE HEED SIDII
XOOLO DUURKII.
WAXAA
HUBAAL
EH
KAN
IYO INTII MAS’UUL KA EHEED DHIBKA
MAANTA SOOMAALIDA KU SUGANTAHAY IN LASOO JOOJIN DOONO MAXKAMAD
KU CIQAABTO DEMBIYADA EEY KA GAALEEN UMMADA.
KUWA
KA DHASHAY DHAQAN
XUMADII 1963
IYO ILMIHI GEEDI BAABOOW
KA DHINTAY, WAA KUWA SOOMAALIDA U DIIDAY NABAD
IYO QARAN NIMADA, LAMADAASOO
QODOBOO EEY U ARKAAN WEDKA JIRIKAAN
KOODA.
18
BILOOD OO BLA-
BLA EH, SHIRIRIQOOW,
DASTUUR KU SHEEG KU MEELGAAR
EH,,BAARLAMAAN
AAN KU SALEEYSNEEN CADADA DADKA
LA
METELAAYO
IYO DHAQAALAHA DALKA MIDKOODNE,
SAXIIX
AA MEEL DHEER JIRIN, HESHIIS
BEEN EH, KALA KOOX IYO KALA
KOOXO- KOOXEEYN, KALA
CARAR IYO ISU
CARA CELIN,
IGADIYO IYO
ANAA IRI, ITOOBIA
IYO ILMAHA
EEY KORSANEEYSO,
WAA KU
RIDAY IYO ANEE WAA KU
RAACDEEYAY.
14 SANO AA UMMADA GACANTA FOOLKA U
SAARANTAHAY, UMANA JEEDO NABAD IYO
DOOWLAD SOO SOCOTO
MIDKOODNA,RAJANA MA LEH DHAWAAN TAAN, SIDA NOO MUUQATO.
DADKII
DALKA KU HERAY WAXAA KALA REEBAY, QAAXO, DACUUN, EEYDI
IYO XABAD, UMANA MUUQATO GURMAD
ADUUNKA KASOO SOCDO IYO CID KA QABATO BALAAYADA
DHIIGA KA DHUUQEEYSO.
MA
DHECEEYSO, MANA DHICIDOONTO IN KUWII SHALAY IYO
DARRAD GACANTA U GALO XUKUN
DAMBE OO SOOMAALIYEED.
XAQ IYO XURRIYO,
PROF.
GALAGUL
galagulone@yahoo.com
___________________________________