Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Falastin TV Live Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 

Xalaan rabaa waxaan ka tanasulaayo majirto Jug jug meshada joog

By: Cabulaahi Maxamed Nuur Email:Abdullahi05@swissonline.ch

Salaan nabadgalyo dushiina ha ahaato iyo naxariistii ilaah

Shacabka in loo naxariistuu  rabaa oo dhibata haysata

Illaahii ina aburay wuxuu noo shegay inaan isku naxariisano si uu noogu naxariisto Hadaynaan rabin inaan isku naxariisano ilaahna aan ka rabno inuu noo naxariisto naxariista ilaah inaan helno sow kama fogin.

Tanasul in laysku sameeyo waa wanagsanaan lahayd oo ladhiso dawlad qaab kasta ay yelato waa maslaxad guud waana miduu u dhibataysan yahay shacabka ay dhibatada hayso sida uu maanta xalkodu uu yahay wax u dhama in lahelo shirka mudada dheer socdo ee hantida badan ku baxday qaab kastaba haku baxdee hantidaas inay kasoo baxaan xal rajo leh si dawlad loo wada dhanyahay loo dhiso lagana baxo inta dawlad la dhiso aysan waxba dhamin dawlad la’aan .

Shacabka ay dhibaatada hayso ay nolashooda wax ka badalmaan isbaroyinka sii badanayo la waayo xalufinta qayradkooda la difaaco.

Bal aan is waydiino somalida shirsan hogamiyayashoda sida ay wax ku rabaan?

Ma waxay wax ku rabaan hab qabiil ama hab xisbi  ?

Midna waxba kuma rabaan  inta kor ku xusan waxay la baxeen magacyo oo aan la aqoon ula jeedadooda.

Magacyada dhinac walba waxaad ka helee qabiil walba , meesha ay raban shaqsi ahaan ha ku jireen mid kasta wuxuu wax ku rabaa sida uu isaga wax u aragyo oo xataa isku aragti maaha iyagoo hal magac sheganayo .

Hadii ay magac walba ku kala qaybsan yihiin iyagoo isku qabiil ah shaqsi ahaan ay wax ku rabaan xisbi ahaana aysan wax ku rabin dan guudna aysan isu geyn dantooda shaqsiga ah ay radinayaan magacay rabaanba ay u guraan, qabiilna uu san dirsan maxaa loo leeyahay qabiilay wax ka socon la’yihiin oo qabiilka loo edaa.

Hadii ay somaali dhexdeeda is xalin wayday qabiil walba uu dhexdiisa kal qaybsan yahay dawladaha deriska iyagoo kalmaysanayo dawladaha calamka ay wax xalin wayeen shir walba ay u qabtaan somali, dhibkana weli  laga  bixi la’yahay sow ma  habonaan lahayn inaan ku fakirno inaan radino dhamaanteen danta guud sidii lagu gaari lahaa ,iyadaa noqon lahayd mid lagu gulaysto balse dan gaara ayaan ku mashqulsanahay inteena badan been iyo run midaan doono aan wax ku radinee mesha aan jognana waan dhaafi la’nahay fakir ahaan.

Waxaa dhacay dagaalo sukeeyo meelo badan oo kala duwan oo aduunka ka mid ah somaliya uguma horayso ugumana danbayso dagaladaas ahliga ee dunida ka dhaco waa la xaliyaa iyagoo ka dhib badan Somaliya dhinac kasta oo aad ka eegtid  xalkastana waa lagu dayaa in lagu xaliyo siyaasad ahaan xoog ahaan

Waa hadba sida loo arko inay ku  dhaman karaan

Hadii larabo in xal lagaro qababka wax loo xaliya waa tira badan yihiin xal kaliya laguma kobnaado sidii natiijo looga keeni lahaa hadii ay somaliya inay dawlad yeelato ay socon waysay waa in habkale lagu fakiraa sidii hubka lagu dhigi lahaa oo loo keni lahaa cidan nabadgalyo oo magac kaliya ku socda xoogna leh hubka ka qadi karo somaali melkasta ay joogto cidii diidana loo arko inay tahay cidaan nabad rabin hogamiyahii diida loo aqonsado  inuu ku tuntay xuquuqda beni‘adamka talabo uu ka qado calamka si wada jir ah ,

hadii uu calamka uu ku dawado kuwa dhibatada ku hayo Somaliya waxay donaanba ha noqdeen waxay noqonaysaa wadanka kaliya ay dunida dhaqale ku bixinayso ahna melaan laysku xaqdhawrin  kuwa xaquuqda beni’adamka ku xadgudbana   ay ugu nolyihiin  si xurnimo ah laguna citirafsanyahay.

wadamada warshadaha leh ay u tahay melay qashinka isaga dadiyaan kana fa‘iidaystan qayradka dabiciga ah bad iyo beri iyo hawada hantida shacabka somaliyed uu leyahay, iyago ay xafisyadoda ay ku yalin wadamo jecel inay ixtiraman qaynuunka dawliga ah iyo dawlad la’aanta Somaliya ka jirta,

hadana aan si cilmiyeysan   looga fakarin sidii lagu jojin lahaa balse uu tartan ka dhexeyo shirkadaha mafiyada la shaqeeyo dabacsanaan ay mar walba helaan oo dhinac walba ah awageed, saxiix been ah ay ka qatan  dagal ooge aan weli loo diyarin in qaynuunka dawliga ah in la marsiiyo oo laga caga jidayo shacbigana uu si tartiib ah uu u dhimanayo , rajo laga qabo awgeed dagal oge suduu donana uu shacabka u xasuuqo calamkana uu difac u yahay.

waxkasta oo manta lugu sameeyo Somali waxay donanba ha ahadeen  

waxaa ka sii daran wax qabad la’aanta dhaqalaha tirada badan lagu bixinaayo oon aan wax horumar ah aysan laheen

shacabka kunool Somaliya uusan wax xuquuqa laheen wixii la rabo dusha loga turo

Wabilaahi towfiiq

Wariye mudulood.com

Abdullahi05@swissonline.ch

___________________________________

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul