Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Falastin TV Live Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
 

NIN MEEL U CADDAHAY MEL KA MADOOW 

by:  Prof. Omar Hasaan Galagul    galagulone@yahoo.com

Waqti yadaan dambe waxaa soo batay kuna faafay 

Soomaalida badideed cudur aan daawo leheyy oo ka galay

maskaxda, una diiday in eey arkaan dhibka oowy ku jiro 

Soomaalida.

Waxaa ku jirnaa sandkii 15naad eey burburta doowadii

Maxamed Siyaad oo sida la wada ogyahay aan xaq ku 

maamulin dalka iyo dadka midkoodna, assii sal dhig

eheed bilaawgii burburka qaranka iyo dagaaladii ahli 

oo ka dambeeyay.

Dhibki iyo dhimashadii, waxaa ka dambeeyay qax, 

kala carar wada sameeyay  soomaalidoo dhan, 

assii weli tagan 17 fadhi heshiis ka dib.

Waxaa mug walbo lees weeyddiyaa : nabada xaaku 

dhegan ooy la dhaqaaqi la dhahay?

Jawaabtu meel dheer ka jiris marabto oo waxaa saca 

dabada aga fadhiyo kii laga rabay in oo rorojiyo; 

waxaa lugu jeeda: ragii laga rabay in eey dad weeynaha 

u miciina, qaarankane soo ceshaan aa ku gorgortamaayo

kursi iyo derejo aan loo marin jid xalaal eh iyo sharci 

leeysku wada raacsan yahay.

Nimankaan waxaa u cad madaxnimo, si kasto haku

timaadee, laakin ma ogoola in qof kale eey haweeysato,

ama la siiyo; taas waxeey ka jiraan in eey dagaal u

 oogaan si aan looga hadlin derejo eeysan

hogaamineeynin.

galagul

___________________________________

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul