Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Falastin TV Live Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
 

Warsaxaafadeed oo ay soo saareen xubno Somali ah oo ka tirsan xisbiga social demokradiga ee dalka Sweden

110404 Sweden scandanevian
http://www.ssup.org
info@ssup.org

Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Katarinholm shir labo maalmood uga socday Somalida ka tirsan xisbiga socialdemokradiga ee wadanka Sweden, shirkaas oo looga wadahadlaayey sida ay u sameyn lahaayeen urur guud oo mideeya Somalida degan wadankaan oo aaminsan fikrada socialdemokradiga ah.

Shirkaasi xubnaha ka soo qeeb galay waxay ka kala yimaadeen magaayinka ay ka koobantahay wadanka Sweden sida Stockholm, Gothenberg, Flen, Vanesrborg, Örebro, Katarinholm iyo kuwa kale oo aan halkan lagu soo koobi karin, xubnahii ka soo qeeb galay oo isu jiray aqoonyahano iyo xubno aad ugu firfircoon xisbiga socialdemokradiga ee wadankan Sweden oo hogaanka u haya xilgan aanu ku jirno.

Yaasiin Maaxi (Somali Social Unity Party) [16-April-2004]

Waxyaabaha halkaasi lagu falanqeeyey waxay ahaayeen afkaaro kala duwan oo dooda farabadan dhayiyey, waxaan ka mid ahaa sidatan:

 

  1. In la isku af garto in la dhiso urur mideeya afkaarta waxqabadka xubnaha Somalida ee ka tirsan xisbiga socialdemokradiga ah.
  2. In la doorto gudi ku meel gaar ah, kaasoo ka shaqeyn doona in shir weyn oo loo qabta xubnaha Somalida ee ka tirsan socilademokradiga.
  3. Shirweynaha wuxuu kaloo isla gartay in wax laga qabto arimahaan:

Cabdirisaaq Aden (Somali Social Unity Party) [16-April-2004]

  • In aan wadashaqeel la sameyno ururada bulshada Soomaaliyeed ee ka jira wadankan sida wax looga qaban lahaa dhibaatada haysata qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool yurub gaar ahaan wadanka Sweden.
  • In ururka noqdo dhaqdhaqaaq firfircoon waxna ku soo kordhiya siyaasada dalka Sweden.
  • In ururka mustaqbalka dhow ka shaqeeyo sidii afkaarta socialdemokradiga looga hergelin lahaa Soomaaliya.
  • In ururka ku dhaqaaqo daryeelka horumarinta arimaha Soomaaalida ee Sweden.
  • In ururka u noqdo dalad urur gaboleedka Soomaalida ee xisbiga socialdemokradiga ee dalka Sweden
  • In ururka si ku meel gaar ah u isticmaalo magaca ah SSUP (somali social unity party) oo aad ka akhrisan kartaa aqbaarta ururka kaasi oo adareeskiisu yahay http://www.ssup.org

Xubnihii halkaasi ka soo jeediyey doodaha dhaxalgalka ahaa waxaa ka mid ahaa:

1.   

 

 

 

 

 

 

 

1. Yaasiin Maaxi _ 2. Cabdirisaaq Aden

1.   

 

 

 

 

 

 

 

 

3. Iker Amin _ 4. Maxamed Xassan Dhaqaale

1.   

 

 

 

 

 

 

 

 

5. Ismahaan C/lahi Xassan _ 6. Barliin Maxamud Cadaawe

7.    Cabdicasiis Cilmi Halkan Ka dhageyso Waa barnaamij aanu ka soo duubnay furitaanka xisbi cusub ee Somali social unity party [5-May-2004]

Falis Dahir Halkan Ka dhageyso Waa barnaamij aanu ka soo duubnay furitaanka xisbi cusub ee Somali social unity party [5-May-2004]

Waxaa halkaasi goobjoog ka ahaa wariyayaasha Somaliweyn.com iyo Radio Ileys oo nooga soo diraayey qoraalo iyo wareysiyo farabadan oo aad dhawaan kala socondoontaan websideka uruka SSUP, somaliweyn iyo websideyada somalida.

Yuusuf Cadow & Mustafa

Waxii Faahfaahin iyo Su'aalaad waxaad kala soo xiriiri kartaa
info@ssup.org

___________________________________

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul