Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Falastin TV Live Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
 

WARSAXAAFADEED AY KA SOO SAAREEN WAXGARDKA BEESHA HILLIBI LIISKA AY BEESHA MUDULOOD GUDBISAY.

KU: SAXAAFADDA XORTA AH

KU: BEESHA CAALAMKA

KU: WAXGARADKA BEESHA MUDULOOD

KU: WAXGARADKA BEESHA HAWIYE

OG: UMMADDA SOOMAALIYEED EE NABADDA JECEL

      Kadib markii ay culumaa’udiinka, waxgaradka, odayaasha, aqoonyahanada iyo dhammaan xubnaha kale ee Beesha Hilibi Daarandoole ka warheleen liiska ay gudbiyeen shaqsiyaadka ku qaraabtay magaca Mudulood, waxey sameyeen kullamo iyo xiriiro deg deg ah oo ay ku xaqiijinayaan sida ay wax u jiraan, kadibna waxey beesha soo saartay warsaxaafadeed ka kooban qodobadan :

  1. In beesha caalamka iyo beelaha Soomaaliyeed ee nabadda jecel ay ogaadaan in Liiska loo gudbiyay IGAD ee lagu sheegay inuu yahay liiska beesha Mudulood uusan aheyn liis ay u dhan yihiin beelaha mudulood sida uu qof walba ka garan karo magacyada iyo jufooyinka ay ka soo jeedaan.  Waxeyna beesha iyadoo la kaashaneyso waxgaradka mudulood oo dhan ka shaqeyneysaa in liiskaas dib loo saxo laguna saleeyo cadaalad.
  1. In beesha Hilibi oo ka tirsan beesha Mudulood aysan marna xaqeeda uga hareynin shaqsiyaad isku tilmaamay hogaamiye kooxeedyo ama duubab kuna qaraabanaayo magaca mudulood
  1. In Beesha mudulood oo ka kooban shan jufo heshayna 15 xubnood lagu koobay saddex jufo. Jufada Abgaal oo la siiyay 11 xubnood, ujeedeen oo la siiyay 3 xubin, iyo Wacdaan oo la siiyay 1 xubin. Waxaana halkaa looga tagey jufooyinka Hillibi iyo Moobleen. Halka shirka Carta ay beesha Mudulood qayb ahaan u soo aaday 11 xubnood taas oo ay shanta jufood ee uu Mudulood ka kooban yahay ay xubno ka wada heleen.
  1. In beesha Hilibi ay la yaab ku noqotay xishood darada iyo xaq iska dhowr la’aanta ay ku kacayaan raggii loo xilsaaray qeybinta xubnaha beesha mudulood oo runtii iyaga isku soo koobay xubnihii oo dhan. Sidoo waxaa beesha la yaab ku noqotay sida uu Imaamkuu oggolaaday in uu gafkaas meel mar ka dhigo.
  1. In waxgaradka, aqoonyahanada, duubabka, culumaa’udiinka iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda jufooyinka sadbursaday ay walaalahooda la dulmiyay  u cadeeyaan mowqifkooda lana yimaadaan wax ficil ah sida ragga qaarkiis ay sameeyeen si loo ilaaliyo midnimada iyo walaaltinimada beesha.
  1. Waxey beesha u mahadcelineysaa dhammaan dadkii waxgaradka ahaa ee ka gilgishay xaqdarada ay ku socdaan shaqsiyaadkan gaar ahaan Caaqil Xaaji Koogaar, ganacsade Bashiir Raage iyo kuwii la soo xiriiray beesha xubneheeda kala duwan. Sidoo kale waxay beeshu u mahad celinaysaa Muuse Suudi oo dadaal u galay in la saxo qaladkaas inta aanan la gudbin.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 

Inj. Cali Maxamed Cumar.

Dr. Nuur Xeydar Maxamed.

Dr. Cabdullahi Cali Cisman.

Drs. Khadiija Xaaji Cismaan

Prof. Xasan Maxamed Cali

Dr. Cabdulahi Sh. Cali.

Mahadsanid.

 

Prof. Xasan Caraay:      xasancaraay@yahoo.ca 

Inj. Cali Madaxeey:     aomar@aol.com

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul