Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Falastin TV Live Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
 

Tuesday Aug. 17, 2004

Bood:"Nimankan (Maxamed Dheere, Muuse Suudi, Cumar Finish), Haddii loo Qaato in ay cid Wakiil ka yihiin jufo hoosaadkoodeey madax ka yihiin

"Annaga Waxaan weydiineynay Igad iyo Caalamkaba in ay nala Arkaan Qaladaadka dhacay, lana saxo, si aaney berito arrintaan dhibaato u keenin, Maxaa yeelay sidan oo kale ah Wixii sidan oo kale loo maamulo in aysan meel tegi karin waa garan kartiin, laakiin Dadka ayay xumaan iyo Uurkutaalo ku abuuraysaa, taasina in aysan kaalmeyneyn in dowlad Soomaaliyeed la dhiso"sidaasi Waxaa yiri Xuseen Xaaji Maxamed (Bood) oo ka mid ah siyaasiyiinta beelaha Mudulood.

"kulamo kala duwan ayaan la Qaadanay Guddiga fududeynta shirka ee Igad, Maantaa ugu dambeysay Waan is aragnay, shalay waan is aragnay, marka waa is aragnaa, Waxayna noo sheegeen in ay sixi doonaan "ayuu yiri Xuseen Bood oo sii raaciyay "Nimankaan Waxaney ahayn iska dhigaya in ay il duufiyaan Imaamka ayaan Aaminsan nahay, waxay noola muuqatay in anaga oo sharciga kaashaneyna iyo hadalka u dhigan shirkaan aan anaga ka hortagno iskana celino arrintaan, in la Saxo, kadibna iyadoo xalaal ah ummada loo bandhigo".

"Annagu Waxa aan leenaya sedexdoodaas (Maxamed Dheere, Muuse Suudi, Cumar Finish), waxa ay saxiixaan xalaal Maaha, Waa cadahay xeerka wuxuu qeexayaa in shirkii todobaad ee igad Waxaa loogu gudbayay wejigii labadaad, Waxaana lagu cadeeyay in ay baaba'een Wax alla wixii kooxo la dhihi jiray, loona gudbay qeybsiga qabiilka oo ah 4.5, marka arrintooda ma Waafqsan taas, mar haddii ay taasi waafaqsaneyn, waxay ila tahay in ay tahay arrin in la soo celiyo u baahan, Danta ummaddaana ku jirta annaga kaliya maaha in ummada Soomaaliyeed Halkaa joogta la ilaaliyo hanaanka shirka ku najaxayo, taas kaliya ayaana lagu kala Bad-baadayaa, " ayuu yiri Xuseen Bood.

"Nimankan (Maxamed Dheere, Muuse Suudi, Cumar Finish), Haddii loo Qaato in ay cid Wakiil ka yihiin jufo hoosaadkoodeey madax ka yihiin, Jilib hoosaadkooda waxa aan ahayn oo ay qeyb ku leeyihiin ma leh, jilib hoosaadkooda cid aan ahayn oo ay ka qeyb galayaan howlahoodana lama arko" ayuu yiri Xuseen Xaaji Maxamed Bood oo xalay Wareysi kala gaar gaar ah siiyay Idaacada Muqdisho.

 Maxamed Cali Maxamuud (Madka)

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul