Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Falastin TV Live Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 

Nidaamdaro Difaaceda Ma Danbay Noqotay

By: Cabulaahi Maxamed Nuur Email:Abdullahi05@swissonline.ch

Salaan nabadgelyo iyo naxariis ha ahaato dushiina

Burburkii dalka kadhacay waxaa malin walba kusii kordha burbur cusub

Midba midka kale uu kasii  dhibaato badan yahay.

Hogaamiye koxeedyo  iyo ku xigeenadooda

Wadaado iyo ku xigeenedooda

Ganacsadayaal iyo ku xigeenadooda

Kuwo dawladnimo sheganaayo iyo ku xigeenadooda

Isbaroolay iyo ku xigeenadooda

Kuwa wax la’ iyo ku xigeenadooda

Waxay isku haystaan midkii mas’uul noqonlahaa una qaylinayaan

Waxayna ku bixiyaan dhaqaale tiro badan

Waxayna u kala baxaan laluush qaate inuu mas’uul  noqdo rabo iyo

Laluush bixiye inuu mas’uul  naqdo rabo.

Dumarkii somaliyeed waxay noqdeen kuwa xambaarsan culays xaqoodiina la duudsiiyo inta badan .

Tageerista indho la’aanta dhibaato intee le’eg ayay nagaarsiisay?

Sharaftii umada dhexdeeda inay noqoto mid dhuntay. 

Dhulka iyo shacabka  in labadbaadiyo inuusan  qiimo noogu  fadhin

Dhibaatoyinka  umada haysatana  ay noqdaan kuwo malinwalba meesha ay jogaan kasii foganayo.

Imaamyada Malaaqyada Ugaasyada Suldaanada  Boqorada  iyo Culuma’udiinka qaarkood  ay noqdaan waxaan qiima ku fadhin cid ay la hadli karaana aysan jirin balse ay naqdeen kuwo la amro.

Nidaam daradana  waxay noqotay  mid la difaaco  saxiibna laga dhigto intii xun, dhibaatada jiritaankeeda waxay noqotay mid sii socoto  oo mar walba  tagan in wax laga qabtana aysan sahlanayn  surtagalna aheen.

In la abuuro dhibaato cusub ay sahlantahay  xisaabtana aysan noogu jirin inaan isdabo qabano.

Inta malinkii u dhimato nidaam daro

Inta malinkii u dhimato cudur noocuu doonu ha ahaado

Inta gaajo u dhimato  iyagoo gurigooda jooga

Inta tahriib ku dhimato  bad iyo beri

Xalufinta qayraadka bada iyo beriga malin walba 

Sun iyo  kimiko warshadeed inta lagu dugo dhulka malin walba

Ciidan shishiye inaan amino marabno dhaxdenana surtagal maaha inaan

Nidaam ku noolano ,  inaan samaysana surtagal maaha anagaa hortagan.

Waxaa la yaableh  ruuxleh hadii aan nidaam helno waxaa noo siyaadayo cudurada hadda ina haayo,

Run aad sheegtid waa adigoo rabi ka baqo been aad sheegtid waa adoo rabi ka baqin

Maxaa inoo diiday inaan dhahno halanoo keeno kuwa islaama

Ama aan dhahno cidan walba oo imaanayo somaaliya waa inuu wataa

Shahaado cafimaad oo calaami ah soona maraa markuu soo amba baxaayo, ama aan dalabano qalabka wax lagu baaro iyo dhaqaatiir calami ah iyo dhaqatiirta somliyeed ay wada baraan mid mid markay yimadaan nidaam daro difaceeeda ma dan bay noqotay

Umad la heshiisiin la’yahay gaalo iyo muslin  nidamdarana  inay u la’daan aan ka baqaynin kuna waana qadanayn inta malin walba u la’anayso  kuna hadlayn wadadii wanaag lagu gaari lahaa sow wax lala yaabo maaha. 

Wabilaahi Towfiiq

 

Cabdullahi Maxamed Nuur

Abdullahi05@swissonline.ch

Wariye mudulood.com

___________________________________

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul