Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Falastin TV Live Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
 

QEEYBISTA MUDLOOD WAA: AAN WADA QAATO, ADNA KU QAD

by Prof. Omar Mohamed Hassan     galagulone@hotmail.com

Waxaa isheeyda qabatay maqaalo eey soo qoreen jaaliyadda Mudulood oo ku kala nool dalalka Yurub iyo Waqooyiga Ameerika, eey uga andacoonaayaan dhaqan xumada eey ku keceen raga ka joogay fadhiga naayroobi oo Soomaalida ku qeebsaneeysay xubnaha Barlamaanka dib u dhisidoono Qarankii Soomaaliyeed oo bur buray.

Goobtaas waxaa ka cadaatay hunguri weeynaan iyo is tix gelin la'aan lo geeysta qabiilo muhiim ah oo cidda ka mid eh. 

Meeshaas waxaa nooga cadaatay in raga goobta joogay boobeen, kuna qeeybsadeen xubnihii ka dhaxeeyay Mudulood oo dhan, ayakoon dib usoo dayin in meesha ka maqan.

Caado aan Mudulood lugu aqoonin, ebedkiisne lugu arag eey noo bilaabeen, mase ka yeeleeyno, ma u meel mareyso.

Tano waxeey noola muuqataa dhaqan xuma eey ka barteen inta nagu soo qaxda iyo kuwa nasoo kor degay.

Waa ognahay in laga baxay waqtigii leeysu tix gelin jiray, walaalnimada, cirrada iyo culumanimada, laakin boobka u meel marimaayo inta is mooday in eey duudsan karaan xaquuqda iyo siyaasada ciddo dhan u dhexeeyso. 

Waxaan u aragnaa in siyaasada iyo dhaqanka la meeleeyo, lagana qaangaaro dhaqanxumada iyo dhiiga walaalaha oo waqti kasto lugu dhaadinaayo degmooyinkeeyna.

Qeeybinta waxeey nugula qurxaneed in cid kasto oo Mudulood eh la gaarsiiyo xubin u qalanto, ciddii ku qadane loo tix geliyo xubnaha ka imaankaro Doowlda iyo maamuka la dhisidoono. 

Xubintii walaakaa kuu haayo waa xubin gacantaada ku jirto.

Anaka ma lihin saan ha loo qeeybiyo, laakin waxaa hubnaa in la sixi karo qaladka eey galeen afarta ku shoortay naayroobi iyo kuwa taageersan.

Mudulood waa: Ujeejeen, Abgaal, Moobleen, Wacdaan, Hilibi iyo Ilaabaay.

Waa deeqaan xubnaha soo gaaray, haddii xaq iyo Iiman lagu qeeybsado.

Waxaa maangaabi eh in la ilaabo dadka aad meesha ku joogto oo xoogooda iyo sharaftooda lugugu tixgelinaayo. 

Kaligiin meel ma iska bixin kartaane, ha iska saarina dada aad ka dhalateen oo weli rajo idiinka qabo. 

Dhibka aad maanta geeysato, berri eey kaa jeebantahay ee saas u ogaaw.

Soomaali waxeey tiraa "intaadan wax falin ka fiirso, haddaad fashana haku faanin".

War badan wax tar maleh, laakiin waanada walaal odax ma muddo. Intaasaan uga baxay. 

Prof.  Galagul

___________________________________

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul