Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Donation Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
 

Bal aan wada aragno Ratiga biqleeynaayo meeshoow rarka ku daadsho

by Prof. Galagul    galagulone@yahoo.com

Intii rabtay in qaranka dib loo dhiso maanta waxaa u suurta gashay in eey ka dhageeystaan raadiyasha in loo doortay ninkii ka bixin lahaay dhibka, cudurka iyo qaajada daaintay.

Illa hadda waxaa gacanta lugu haayaa baarlamaan iyo mada- xweyne inta dhimane (doowlad iyo cadaalad madax banaad) waxeey sugaayaan waqti gaaban, kadibne waa in loo helaa doowlada loo dhisidoono meesheey ku aqal gali leheed.

Inta ka soo horjeedayna waxaa u suurta galidoonto meel marinta barnaamijka eey isaga fur furi lahaayeen xeriga dhuunta looga maleegay oo la rabo in lugu merjiyo.

Dad weeynaha dalka ku heray waxeey ahaayeen rajo ku nool oo illaa shalay gacantaa foolka u saarneed, sugaayayne wax dhaamo go’aanka eey gaareen gacan ku dhiigla yaasha oo horseedaayo naceeyb iyo dagaal horle oo aan loo baahneeyn.

Waxa lamada sano loogu buuqaayo oo keenyo oo “ fiitada “ leesu saaraayay waaxeey eheed in heraayga iyo dhuun gooyayaasha eey gaaraan lama arin midkood.

  1. In eey qabsadaan xukunka, si eey aga nabad galaan in lasoo hortaago maxkamad ku qaado dembiyadii eey ka galeen dadka iyo dalka, loona mariyo ciqaabka eei muteeystaan.

  2. In eey la galaan heshiis ciddii kaloo qabato xukunka , si loogu fidiyo cafis guud, lagana tirtiro dembigeey galeen dadkeey dileen, maalkeey duudsadeen , dadkeey isku direen iyo dalkeey bur buriyeen.

Waxeey ku guuleeysteen mida lamaad, waxaa kaloo la hubaa in eey ka qeeyb qadan doonaan doowlada, haddiibo eey suurtogasho in la  dhiso.

Haddii mariidka eey noo qaseen u meel maro, lameey mid noqon doontaa:

Inaan mariidka cabno iyo in aan iska diidno, Haddan cabno waa dhamaanee Allha noo naxariisto, Haddan diidno, lameey mid noqooneeysaa, In heshiis la gaaro iyo in dagaal loo duubto, Haddi heshiiska tooso waa sidii la rabay iyo nabad soo noolaatay, Haddi dagaal loo duubto, lameey mid noqoneey, In la garba dhoco iyo in duul laga adkaado, Haddi la garbo dhoco waa meesheedii iyo meel ka xun, Haddi duul laga adkaado, lameey mid noqoneeysaa, in eey u hogaasamaan in la xukumo iyo in eey qaxooti u noqdaan.

haddeey u hogaansamaan in la xuqumo, waaxaa la gaaraa nabad.

Haddi qaxooti noqdaan lameey mid tahay, In eey ka restaan soomaaliya dhibkeeda iyo in qasaaro tan ka weeyn dhaxda aga dhacaan, haddi eey ka reestaan kaa bash bash iyo barwaaqo, haddi eey qasaaraan, waa dil, kufsi, gumeeysi iyo maxaan u ogoolaawaayay waanada walaal.

Inta banaanka degan waxaan leeyahay: Waxaad joogtiin meel nabad ka jirto, naceeyba iyo quursi intoow rabo ha ahaadee.

Waa ogahay in dalkiina meel idiin dhaanto eeysan jirin, laakin , waa in aadan iloobina in dalka nabad jirin oo dhowaane laga sugeeynin, In aan caafimaad, cusbitaal, daawo iyo daryeel midne laga heleeynin, dugsi eey caruurta wax ka barato, meel aad u shaqa tagto, ama aad masaruuf ka hesho, guri aad kuleelka iyo qaboowga aga gambataan, aqoonsi iyo baasaaboor aad ku safarto iskaba dhaafe, Kursi u dirirayasha aabohood aa loo calemo saray in oo xaq iyo  dh cadaalad dadkoo dhan; taas ka mid maaha tarbiyadiisa, ku mana jirto xisaab tiisa, lagamana sugaayo in oow ku dhaqmo.

Inta dooratay lamada nin oo la rabo in eey hogaan u noqdaan sharciga iyo dib u dhisida qaranka waa caddahay taariiqdooda iyo wax garadkooda, laga sugimaayo mustaqbal iyo nabad midkoodne.

Taas waxaa deeliil u eh taariiqdooda.

Doorashada inta ka qeeyb qadatay iyo dadka loo codeeyay waxeey ku tuseeysaa in eeysan wax weeyn iska bedelin tagidii Max’ed Siyaad iyo doowladiisii dhibka nugu abuurtay.

Bal aan wada aragno ratiga biqleeynaayo meeshoow rarka ku daadsho, ama reerka ku furo; inta kuwaan daba rooreeysane waa arki doonaa meesheey ku ruqdaan.

Waxaa durbadiiba bilaawday dawarsigii caadada u ahaay koox kasto oo isu soo taagto xukun iyo maamul sideey doonaan haku yimaadee .

Waxaa loo kala ordaa sidii lugu xadilahaay lacagta dib u dhiska eh oo eey qoolqaadeen doowladah weli rajada ka leh mustaqbalka dalka soomaaliyeed iyo heey’adaha caalamiga eh.

Waxaa maalin walbo na hor taagan nin magacaabaayo tuug mucawinada la dumanaayo, haddoow derejada ka dhacane, tuug kale u dhiibanaayo.

Dagaal ogayaashiine inteey jalaafada isu dhig dhigaayeen aa korkooda laga tashaday, luguna meel tagay.

Ka xaaxaabi aadaa xadka gudbee, xushmo iyo waalaalnimane lagaa waayee. Maanta xirigaada xoolo ma ku jiraan?

Xanaaqse xoow kuu taraa?

SOOMAALI ALLAHA U NAXARIISTO

Waxaan maqli jira: ADOO XUN XUUN MUKU QANIINAY

Xaq iyo xurriyo, Prof. galagul

__________________________________

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul