Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Donation Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
 

Looma Dhamaa Na Dhibtaye Maloo Dhanyahay

by Abdullahi Mohamed  abdullahi05@swissonline.ch

Salaan Nabadgalyo Iyo Naxariis Dushiina Ha Ahaato

Waxkastoo lasameeyo waxaa la dhihi jiray looma dhama taas oo macnaheeda ahaa dagaal ooge  uma wada dhama,  dagaal oogayaasha qarkood ay markaa  ku fani jireen waxay ka maqan yihiin inuusan soconayn .

Dagaal ooge intiisa badan wuxuu rabay inuu ka yeelo shacabka somaaliyeed waa loo yeelay wax badanse weli waa dhimanyihiin.

Waxaa dhiman cidii siin laheed lacagay ka dhargaan  waxaa dhiman cidii hubka ka qaadi laheed waxaa dhiman cidii u sheegi laheed kitaabkii ay ku dharteen inuusan ciyaar galin qowlkii ilaah aan la qiyaami karin abaal marinta ilaah inaysan sahlaneen lana dhayalsan karin.

Hadii intaa la hello madafiic badan umad badan waa ka bad baadi maskiin badana waa nabad gali waa hadii uu aqligu shaqeeyo.

Dad badan waxay dhahaan shirkaan waa kaduwanyahay shirarkii hore iyagoo ka firinaayo dhinaca wada dhamaanta iyo mudadoo dheer oo kaliya balse aan marnaba firinayn dhinacyada badan ay isaga midkayiin iyo kuwa ay ku kala xun yahiin kuna qatar badan yihiin

Mucarad iyo muxafad oo kala galay dhufaysyo midwalbana goortuu dhufayska  biyo ugu gali aysan war u haynin balse cabsi badan ay hayso midyar iyo mid weynba.

Nin abeeso koriyo isagaa u ayo  axdi maleh oo jahaliinta lagu aamino

Wan ilaa laqalo indhihiisa cirka ma arkaan.

Dayeerka markii baritaan dheer lagu sameeyay waxaa la ogaaday inay leyehiin xishood oo ay is qimeyaan waxaa ka mid ah midka odayga ah kuma hor halaqyodaan  kuwa dhediga ah iyo kuwa caruurta ah iyagoo ka xishonaayo

Kuwa aan xishoon ee dadka ah ee uu mar walba afkoodu furanyahay xishoodkana ka tagay sow micjiso ma ahin.

Wa bilaahi towfiiq

Cabdullahi maxamed nuur

Abdullahi05@swissonline.ch

Wariye mudulood.com   

__________________________________

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul