Raiisalwasaaraha, 2bada beelood ee ku abtirsata Mudulood oo xaqoodii ay
duudsadeen dhiigyacabka aan isku abtirsiga nahay ama qabqablayaalka
hormuudka Mudulood xaqii walaalahood kuwii duudsaday.
Rai'isalwasaaraha wuxuu yiray raali hanoqdaan waxaanse layaabanahay aaway
muduloodkii kale amaba kuwii qaladka galay Soomaalida waxay kumaah maahdaa
meel hoo ubaahan hadal wax kama taro.
Jaale Rai'isalwasaare waadkumahadsantahay raali galintaadii
laakiin waxaa layiray wasiiraduna baarlamaankay kasoo bixi doonaan Hilibi
iyo Mooblayn qaybtoodii waxaa boobay wallaal sokeeye micnaheedu waa
raaligareen un baan filayaa.
Wallaalaheen kagubtooy xaq darida laga galay beelahaas aan horay
usooxusay ee Moobleen iyo adeerkood Hillibi waad aragtaan waase, waxgeli
doona baal ka Mudulood.
Hadaan nahay Hillibi iyo Moobleena iyo waliba Wacwayteen oo aan iyaguna
marna lataaban marnaba kama harayno xaqeeyna.
Waxaan dhihi lahaa Abgaaloow isku noqda oo kasoo hagaaga idinkoo waliba
uwada wallaallihiin iyo adeerkiin xubitooda iyo cimaamad iyo sumayn waliba
yaysana niiqaadin soor sixun aad uqaybsateen ninwalbana waytaabanaysaa
xanuunka aad ugaysateen iyo niyadjabka aad ugaysateen beelahaas nii
wallaalaystay aad xaqooda xajuufiseen laakiin waa mid aan laysaga harayn.
Waxaan halkaas kusoo gaba gabeeyay fikirkayga beesha hillibi uk london oo
laysla qabo kolay wax wayn oo faahfaahin dheeraad ah maqabo waa wax lawada
ogsoonyahay waxaan taabtay.
Asalaama callaykum warax matulaah wabarakaatu