Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Donation Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
 

War saxaafadeed ay soo saareen Beesha Moobleen Cusman

Jamhuuriyadda Soomaliya

Taariikh 27/11/04

Ku: Imaam Maxamuud Imaam Cumar

Og: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somaliya

Og: Afhayeenka Baarlamaanka DKMG

Og: Ra’iisulWasaaraha DKMG

Ujeedo Codsi

Anagoo ah cuqaasha iyo waxgaradka beesha Moobleen Cusmaan, oo ka tirsan beelaha Mudulood, marka hore waxaan si balaaran uga xunahay cadaalad darada nalagu sameeyay qeybtii aan u lahayn xubnaha Baarlamaanka DKMG, taas oo beelaha la midka ahaa ay heleen xubnahoodii loo qoondeeyay, taasina waa arrin meel ka dhac nagu ah oo aanan aqbali Karin.

Sidaas darteed, waxaan codsanaynaa ama aan ka hor dagaynaa in aanan nalagu qadin xubnaha goloha wasiirada DKMG iyo wasiir ku xigeenka ama agaasime guud. Haddii ay mar labaad taasi dhacdo waxay u muuqataa dulmi loo bareeray in nalaku sameeyo.

Waxaan filaynaa in cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Hawiye ay tixgelin siin doonaan codsigeenaan.

Magacyadda Cuqaasha Beesha Moobleen Cusmaa:-

  1. Ugaas Saalax Ugaas Cali Ugaas Cumar
  2. Nabadoon C/Laahi M. Taataabte
  3. Sh. Maxamed Maxamuud Nuur Godis
  4. Nabadoon Macalin Cabdi Barow
  5. Nabadoon Xassan Muxumed Muudeey

Wada shaqeyn Wacan

__________________________________

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul