Mudulood Page

RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Donation Al-jeria TV
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 
 

GUUXA MUDULOOD QEYBTA 5AAD

 

Fiiro Gaar ah ; (wacbudhan+harti abgaal+waceysle = ABGAAL )

waxaa iga caawiyay qariiradan (qaab masawirkaan) maamulaha  www.cadayga.com  (mahamed hassan )

 

GAF GAR LEH, GARDARO GAR LAH

 

by:  Jama Hussein Hassan Jamamoobleen@aol.com

  Garuunley;  Horaa loo yiri nin aduunyo jogoow maxaa aragti kuu laaban, dacwadii iyo Doodii dhex tiilay Mudulood ayaa waxaa qaadi doona gaf iyo gardaro. Waayo wax garadka mudulood oo ay imaamka iyo ra,iisul wasaaraha ugu Horeeyaan  in ay wax ka qabtaan waa ay diideen.

Gaf;  Aryaa  gardarooy soomaali waxay tiri meesha nin maqan lagu tabo, nin joogo Ceebtiisa waaye, ee dacwadan  garuumley aan qaadno, waayo cidkale oo Qaadi karto majirto.unukaa xishooheynin

Gardaro; War gafoow side u qaadnaa aniga iyo adiga dacwadan, waayo waxaan Nahay dadka laga dacwoonaayo, gaf iyo gardarona waa noo dheertahay 

Gaf; Aryaa awalba gardaro ayaad igu raaci jirtay ee isoo raac hadana meel aad Dacwadan ooga baxsan karto majirto. 

Gardaro;   waa hagaag, gafoow xagee ka bilownaa dacwadan 

Garuunley; Waa xiligiina ama waqtigiina ee xaqeena nasiiya, lana socda soomaali oo Dhan ayaa  4.5 wax ku qeybsaneysay, mudulkana soomaalida ayuu ka mid Yahay ee xal keena

Gaf; Aryaa dhegeyso mugi dagaalka aan ku jirnay, waxaad dul fadhisay bakaar Qurantay maantoo, mugi walax la qeybsaayo walaxaad rabtaa, aryaa saas  See ku dhaceysaa

Gardaro; Haa, warkaas waa sax, dheefta dhibaa ka horeeyo   

Garuunley; Nin aduunyo jogoow maxaa aragti kuu laaban, dagaalka aad gasheen Xaalaga  Dheefay, kaaraan kaliya ayaa dhaafi weyseen.                    

Gaf; Aryaa Kenya waxaa wax lagu qeyb saayay xaad soo dishay, xaadse dhexdiina Iska disheen, muga xaad soo dishay?

Gardaro; Haa, warkaas waa sax, aniga shangaani iyo c/casiis ayaan xoreeyay

Gaf; Aryaa aniga mugaan xamar tabar u waayay jowhar ayaan xoreeyay, xaajigana Balcad ayuu xureestay,

Gardaro; shangaani iyo c/casiis waa leygu soo cariirshay ee jowhar iyo balcad dhexdiisa Dhul igama siisiinoo

Garuunley; nin aduunyo joogoow maxaa aragti kuu laaban, waase ku xaajo galkaas

Gaf; Aryaa arinkan xaqmaahinee waa xal, garuunley cadquursi maqaadeysaan?

Gardaro; Haa, warkaas waa sax, dabo dhilif cadquursi lasiiyo xitaa maqabaano, ee Anaga nasiiya cadka quursiga,

Gaf; Aryaa adinku maba dheregtiino miyaa?

Gardaro; Mugaan qoraxda waa kululaatay ee dacwada naga dhamee gafoow

Gaf; Aryaa  garuunley mugaad sacbooleynimada ka baxdaan allaha nagaarsiiyo Hadase waxay ku dhamaatay, (gaf gar leh gardaro gar leh)

Gardaro; Haa, warkaas waa sax,kkkkkkkkkkkkkkkkkk garuunleyse xey lee yihiin?

Gaf;    garuunley go,id leh  kkkkkkkk

             Aryaa gartaan ma gooyinoo,

             Aryaa garuunley ma gooyinoo,

             Aryaa gardarooy garab isii,

             Aryaa Gaf aan galnee garab isii,

            Aryaa gacal la gooyo garab iigusii,

            Aryaa Garuuley horta xey galaan

Qore; jama Hussein hassan

            Jamamoobleen@aol.com

            Jamamob99@hotmail.com

            Jamamoob@yahoo.com

Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul