Talyaani
Tubti aan
marshaa
Tigree
Amxaar Ku
Toosi-haa,
Ma
tuugsado Tigree
Amxaar
Tawxiidka
Rabiga aan Ku
Tiirsa-haa,
Nin tuug
ahaa
Tigree
wadee Talo
rabaase
meel run
taal, tigaad
maleh
Tigree
Amxaar tubta
tuugadaan
maraa,
Talo
wallaal
nin
diidayaa tigree
amxaar
soo wadee,
Nin Goba
Geeri waa
Yaqaan
Guri
amxaar ku
gaaf-wareeg , soomaali
Waa magaceey,
muslim
Waa
asalkeey.
Ama soor
ha
ku Siiyo,
Ama
Sariirta u
Jiifo,
Tigree-amxaar
waa asal
raac
ortodagis
aan la
aqoonin
adoonsiyeey
u socdaan,
Tigreega
amxaaka
tabartiisa
bal
keen.
DUQA
DIINTA DABRAAYA
Qisooyinka
Qabiilka
Qandigow
ku Sitaa
Cidoow
doono waa Qurmiyaa
kuwana
waa u Qaraar,
kuwana waa
Qadariyaa
oo
Qanininyow
la ra baa,
(waa
tan manta
Mudulood
haaysata)
Qaarna Qalbigow
ku Qortaa
waana
Qoyaska
Cidiisa,
Duqii
Qaa-inka
ahaa
Qaranka
Qisadiisa
ku Dheelay
Qabiilkow
Qaacsadaa.yaaneey
kugu noqon
wax cusub
cajada la
faafiyay
ninka
horaan u
sheegay
weeydaan
maqleeyn
umad yahay
soomaliyeed.
Taariikhda
waa eey
qoran
tahay cid
masixikartaana
ma
jirto,Waxaa
taariikhda
lagu hayaa
in
Talyaani
uu keenay
dalka
soomaaliya ninkii
la dhihi
jiray Cali
Yuuusuf,
xiriirku
waxaa uu
bilaawday
1880
laakiin 1889
ayeey
aheeyd
markii
heshiiskii
ugu
horeeyey
ee
taariikhda
nin
soomaali
sheegta uu
u ogoladay
in uu
keeno
dalkiisa
hooyo
gumeeysigii
cada ee
talyaaniga
ahaa,
heshiiska
waxaa uu
ka dhacay
Hobyo
halkaas uu
xukumi
jiray Cali
yuusuf
xiligaa,
heshiisku
waxaa uu
ahaa in
talyaaniga
uu ku
baaho
dhulka
koonfureed
isla
markaasna
Cali
yuusuf uu
ka noqdo
(collaborators)
gacan
siiye
xusuus
mudan,
halkaa
ayuuna
talyaaniga
ugu fiday
gobolada
koonfureed
ee dalka
soomaalia.Taariikhda
dhabta ah
waa1889
markii uu
yimid
carada
soomaaliya,
ninkii uu
heshiiska
la galay
Cali
Yuusuf
waxaa la
dhihi
jiray
Filonardi
Commercial
society,
Waxaa
xiligaa
iyo wixii
ka
danbeeyay
bilaamay
xasuuq
baaxad
weeyn,
kaasoo loo
geeystay
umadihii
ku dhaqnaa
koonfurta
soomaaliya,Cali
Yuusuf
waxaa eey
ujeedadiisa
aheeyd in
uu helo
xukun iyo
saldado
fac weeyn
si uu
soomaaliya
weligiis u
gumeeysto.
Xiligaa
asaga ah
umada
soomaaliyeed
ma laheeyn
xoog iyo
hub casri
ah,waxaa
lagu
dagaalamaayay
waxaa eey
aheeyd waran
iyo falaar,
waxaa
suurta
gashay in
talyaani
laga saaro
dhulka
soomaalida
maalin
cad, Qarnigaan
aan
maanta ku
jirno oo
ah mid
umada
soomaaliyeed
eey
fahansantahay
macnaha
dowladnimo
iyo in aan
leeysku
xad-gudbikarin,leeys-gumeeysan
karin,
hubka
maanta eey
soomaali
haysato
iyo
technology
maanta
jiraa sida
telecomunication
macnaha
isgaarsiin
casriga ah
miyaa laga
yaabaa in
Tigree eey
maquunin
karaan
umada
soomaaliyeed.
Ciraaq
waxaa
iskuugu
tagay in
ka badan
boqolaalo
wadan oo
aduunka ka
wada yimid
weli waa
la
maquunin
la yahay,
maxaad
fileeysaan
Tigree iyo
Kenya oo
wada socda
miyeey
soomaali
qasbin
karaan waa
mayaaaaa.
Dhibaatadii
uu umada
soomaaliyeed
u
geeysteen
Talyaaniga
qaasatan
Benito
Mussolini
(
italianfascism
)
talyaanigii
xukumi
jiray 1922
iyo shuftadii
Cali
Yuusuf
dhaawaceeda
weli waa
uu jiraa,
waayo
waxaa la
xasuuqay
qabiilo
soomaali
oo waagaa lahaa
saldant
aad iyo
aad u xoog
badan,
waxaad dib
ufiirisaa boqortooyadii
Wacdaan,
Moobleen,
Biyamaal,
Hilibi, Suldaamadii Galadi,
Jareer,
Digil iyo
Mirifle,
dhamaan qabaailka dego
koonfurta
soomaalia
waa la
xasuuqay, intaba
waxaa eey
la dagaalameen Talyaani,
Saciid
Barqash
iyo kuwii
dabo
socday.
Taariikhdu
ma dhunto
mana
duugowdo.
Weli waxaa
socota
taariikhdii
foosha xumeeyd
ee uu Cali
Yuusuf
dalkaan
kaga tagay,
Qarnigaan
aan maanta
ku jirno
C/aahi
waxaa uu
wadaa in
uu
Ethiopia
eey u qabato
soomaaliya
si uu u
sii wado riyadii
Cali
yuusuf,
waxaa
umada lagu qaldayaa
qaran
ayaan
dhiseeynaa,waxaan
soo
celineeynaa
nabadii
iyo kala
danbeeyntii
uu dalkaan
lahaa,
wallaalayaal
dulmiga
socdaa maaha mid
la soo
afjarikaro,
waxa
kaliye oo
eey
umadaani
ku kala
qaboobi
kartaa
iyadoo inta
is-fahmikartaa
eey
sameeysato
dowlad
goboleed,
waayo
maanta ma
filaayo in
lagu jiro
qarnigii
18 aad ama
kii 19 aad,
waxaa
umada
heerkaa
soo
gaarsiiyay
waa
xasuuqa,
qabyaalad
iyo
isxaqirid,
cidwalbaa
waxaa eey
aaminsan
tahay
haddii
hubka aad
u dhiibano
C/aahi ama
nin la mid
ah in eey
imaaneeyso
xasuuqaayo
cusub?
Dib
u
heshiisiin
miyeey
aheeyd
waxa Kenya
loo tagay
mise in
umada dib
loo
qabsado,
Maxaa
loogu
lumiyay
waqtiga 2,
5 sanno
ah mar
haddii eey
aheeyd in
dalka la
keeno
ciidamo
Ethiopian
ah ama
kuwa
aduunka,
yaa
heshiiyay
ma kuwii
dalka
burburiyay
baa mise
shacabkii
is
gumaaday
oo baroonka
iyo
baasuuka
isku
dhameeyey?
intaba
waxaa eey
u baahan
yihiin in
laga
jawaabo,
umada uma
baahna
adoonsi
iyo xasuuq
hor leh,
waxaa
leeyslahaa
waxaa la
joogaa
xiligii
leeys
cafin
lahaa lana
iloobi
lahaa
waxii la
soo maray
(forgive
and
forget),
laakiin
waxaad
moodaa in
la wado
colaad iyo
dagaal
horleh,
ogaada
dagaal
umadaa ku
habsaday
da-
gaalkale laguma
xalin karo
(Violence
leads
violence).
Waxaa
iga talo
ah in
hubka lagu
wareejiyo
dowlad
goboleeydka
eey umda
dhisato,
waayo
iyada ayaa
damaanad
qaadikarta
siina-karta
kalsooni
umda ku
dhaqan D/goboleeydkaa,
kuwii C/aahi
soo
doortay
waa uu
diiday in
uu maqlaa,
waxaa kale
uu diiday
in uu
maqlaa
Aduun-weeynaha,
iyo
shacabka
soomaaliya
dhamaantiis,
maanta
waxaa uu
xaqiiq ah
in uu C/aahi
u jeedin
nabad iwm
Maanta
waxaan
joognaa in
Mudulood
eey qarka
u saaran
tahay in
eey is-diriraan,
waayo
qaarbaa
Geedi la
safan oo
jecel in
eey naftooda
u huraan,
waxaan
kuwaas u
sheegayaa
in uu
dhamaaday dagaalkii
qabiilka
mid
cusubna uu
bilowday, kuwana
waxeey
dareemeen
in
soomaali
eey qatar
ku jirto
loona
baahan
yahay in
la
badbaadsho,
C/aahi
yuusuf
cajalada
maanta eey
shabeelle
eey heshay,
waxa laga arkaayaa
waxa aan qarniyo
umada u
sheegaayay
iyo wax ka
sii fool
xun.
Ilaahaa
garan kara
umada
meesha u
danbeeysa,
waxaase
leeyahay
Ilaahow na
badbaadi noona
naxariiso,
umada
dhibka
qabtana
Ilaahow ka
saar.
Aqristow
taariikhdaa
waxaad
ka
aqrisan
kartaa
buuga uu
qoray:
1)
Paolo
Tripodi,
buuga oo
la magac
baxay The
Colonial
Legacy in
Somalia.
2)
Raffaele
Ciasco:storia
coloniale
della
Italia
Contemporanea.(Jubba
iyo
Banadir)
3)
C.Zaghi,
La
conquista
della`africa
4)
Raffaele
Ciasca :
Storia
coloniale
della
Italia
Contemporanea.
Raffaele
Ciasca.