Dooda
waxeey dhax mareeysay nin ka shaqeeyo
BBCda
oo lalahaay magaciisa garaad
iyo
nin kale oow ugu yeeraayay
galeer.
Garaad
waxoow
ku andacoonaayay in raga naayroobi ku shiray eey yihiin
qabiil
oona
qabiil wax lugu xalin Karin eeyna qalad tahay in xal lugu
raadiyo.
Galeer
waaxoow
ugu jawaabay in qabiil walbo oow ku dadaalo in oow xaliyo
dhibka dhax yaalo dadkiisa iyo degaan kiisa, si looga baxo
dhibka, loona dhiso doowlad loo wada dhan yahay.
Waxoow kaloo ku adkeeystay in qabiilka laga
maarmi karin haddii la rabo in xal la gaaro muskilada
waartay oo af loo bixin waayay.
Garad
waxoow
ku cel celiyay in kuwa ku shiray
Naayroobi
qabiil
yihiin. waa qabiil, waa qabiil….. Arag tidiisa ma waafaqsano sida wax lugu maamulaayay illaa
manta oo waa iloobay in:
1)
soomalidu
dhaqan keeda ku dhisnaay, welina ku dhisanyahay qabiil,
2)
in
heshiis kasto saldhig u ahaay qabiil,
3)
in 2 fadhiyadi etiyoobiya, 3 fadhi oo jabuuti, kii
qahiro, kan keenya iyo kuwii kalo, in eey qabiil
lugu gor-gortamaayay luguna qeeybsada jagooyinkii,
inkastoo aan meelne lugu gaarine,
4)
barlamaanka
qabiil luguma qeeybsanino ?
5)
doowlad
ku sheega,soow qabiil kuma saleeysneen?
Hilmaan dhowaa
ninku, ma dheegaa wax loogu
sheegay ma
dushaa la taabtay, mise neceebaa galay.
Waxaan la dhacay, nin
aan magaciisa xasuusan