Mudulood Page
mudulood Online mudulood Home Pagemudulood News (in English)Mudulood Sport (in English)Mudulood World Service (English)
Wargeyska Abaaji
STN News Xamar
BBC Laanta Af Som.
BBC Laanta Baafinta  
Africa World Tonight  
Facus On Africa  
USA Somali Radio  
Denmark So. Radio
Sweden So. Radio
Radio S.L.Hargeysa  
TV Djibuti

News

Radio Xamar Cadey
SaveSomalia.org
Banadir News
BBC Hourly News
BBC Hourly updated  
Dalka News  
Midnimo News  
Qaranimo News  
Codka Beesha News
Codka So.Galbeed
Marka Cadey News  

Xamar Cadey

 
 
 

Soomaaliyeey
             “allow towba wada dhaha”

Soomali weyn wanaagi waa la aasay ,xumaantina waa lagu shoobay,quraxdi waa lagu tuntay,foolxumadina waa la qurxiyay,dhulki waa la xaalufiyay,xoolihina waa la dabar gooyay,duurjoogtadina waa laayay, dadkina qaar ayaa dugaag noqday qaarna waa tuugsi tegay,qaarna soomalaay ayuu ku nafwaayay .

  Shiikh gabyoow ayaa maalin isaga oo ka qiyaas bixinayo qaab xuma u dhaqanka soomaalida wuxuu yiri “,saban aakhir haddii la gaaro sab ceel iyo suuqa saweey noqaayaan,sowja iyo ninkeeda saweey noqaayaan,saad iyo biyo saweey noqaayaan,subag iyo caano saweey noqaayaan,sisin iyo diir saweey noqaayaan ,soomaali weynaa la saxiixi doonaa,soomaalidaasna saddexeey noqaysaa, ninna sar lagu saami doonaa ,ninna suunleeyow caana ku maali doonaa ,ninna sirwaal gaaban inta qaatuu soomaliyeey suuqa nafta uga siiban doontaa.

 Haddaba waxaa xaqiiqa ah saddexdi marxaladood  ee shiikh Gabyow saadaaliyey mid waa la soo maray oo waa xukuumadi shuuciyada ahayd madaxdana u ahaa Maxamed siyaad bare wax walbana sawa ka dhigtay,marxaladna haddaa lagu jiraa oo soomaali weyn waa la saxiixay wax dowlad lagu sheegi karana kama jirto waddankeena iyo marxaladda saddexaad oo aan weli loo gelin laakin albaabadeedi la taagan yahay taasoo ay dadka u jilba dhigo falaanqeynta arrimaha soomaalida saadaaliyeen in ummadda ku dhaqmi doonto nidaamka ra’sumaaliga oo ay ku dhaqmaan dowladaha reer galbeedka, nidaamkaas oo xalaaleyno ribada, dagaal cadna kula jira ilaahey iyo rasuulkiisa sida ku qeexan kitaabka quraanka ee  kariimkaa.

  Waxaan shaki ku jiran Soomaali in la kala qoqobay iyada oo la adeegsanayo taba munaafiqnimo oo ay ugu horeyso ,qabiil xume,diin xume , tala xume oo gedigoodba hogaamiye u yahay shaydaanka. Maanta Soomaali waxaa ku tartamayo kooxo aan marnaba ka shaqeyn danta guud ee ummadda Soomaaliyeed halku dhegoodana uu yahay ,dil,boob,dhac,faraxumeey,jeebka buuxso,qoriga ku caana maal, bara kici oo deeganka yeelo iwm

  Sidaa darteed waxaan soomaali ugu baaqayaa ku dhaqanka diinta islaamka oo ah midda keliya ee bani’aadamka ku gaari  karo nabadgelyo,nolol wacan aduunyada guudkeeda iyo akhira wacan.waxaana hubaala in dadka Soomaliyeed maanta ay si fiican u yaqaaniin waaya aragna ku yihiin adduunyada meela badan oo ka mid ah sida foolxumada ah ee loogu noolyahay iyo amni darrada ka jirto meel walbo oo aan diinta islaamka looga dhaqmin.waxaana mar kale  leeyahay Soomaliyeey is daba qabo ilaaheeyna weydiiso danbi naaf iyo cafis ilayn towbadu waa furantahay, ilaaheyna waa denbi dhaafe naxariis badan ,"basharka cid waliba waa geftaa waxaana ugu kheyr badan kuwooda dambi dhaafka weydiisto".waxaa yiri Rasuulkeeni ilaaheey nabad korkiisa ha ka yeelee.01/09/2001
Abdallah Moallim Mahamud
Moallem10@hotmail.com


Newspapers

Hiiraan News
Ayaamaha News
Somali Press News
Himilo News  
Ra'yi Press  
Outside Somalia  
True Somalia.Net  
Dayniile News
Arlaadii News
Somaali Globe News  
AllPuntland News

Al-Qur'an Juz 26

Tafsiirka Qaaf
Tafsiirka Al-Xujuraat
Tafsiirka Al-Axqaaf
Tafsiirka Al-Jaathiyah  
Tafsiirka Al-Fatx  
Tafsiirka Muxammad  
Tafsiirka AdDukhaan  
Qalbiga Insaanka
Axkaamta Soonka
Aafada Carabka  
Maalinta Qiyaamo  

Xamar Cadey

 

Aqoon La'aani waa iftiin la'aan, Aragtida kala duwan oo laysku ixtiraamo waa Guul