RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Donation _

Mudulood.com

 
Radio Hadhwanaag
Radio Benadir
Somali Swis Radio
Radio Xoriyo  
Radio & TV Djibouti  
Radio Somaliland  
Radio Dalmar  
Radio Golis (RG)
Sagal S. Radio
Somali Radio Se  
DR Onl. (Denmark)
  Somali Links
 
Abaaji News
Cigonet.com
Midnimo.com
Benadir  
Jowhar.com  
Balcad.com  
Goofka.com  
Somalitalk.com
Ayaamaha News
Marka Caddeey  
HornAfrik Online
   
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

_

 

 

 

 

Tabaruc (Donation)

Asalaamu caleykum warahmatulaahi wabarakaatu

Walaalayaal sida aad u dhantihiin Bahweynta Mudulood rag iyo dumar oo kuwada nool wadanka gudahiisa ama dibadiisa, waxaan idiin ogeysiineynaa haddii aan nahay dadka qora ama isku dubarida Website "mudulood.com" waxaan idinka codsaneynaa in aad nagala qayb gashiin ama nagu kaalmeeysaan kharajka faraha badan oo aan ku bixino sanadkiiba Websiteka qof kasto oo ah Mudulood wax Alaala waxii ay awoodiisa tahay waa in uu nagu soo kaalmeeyo. Maadaama ujeedadeeyna ama moqifkeeyna uu yahay in aan tusno ama aan barno taariikhda (Bahweynta Mudulood) iyo wararka xaqiiqda sida ay tahay.

1)Sida ay Eebe ugu galadeeystay ama ugu barwaaqeyay nimcada uu  siiyay degaan ahaan kan ugu dheer ay ka deganyihiin Somalia.

2)Sida aan idiin la socodsiino akhbaarta gudaha iyo caalimka. 

==========================================

Waxaan kaloo idiin ogeysiineynaa in aad gacan buuxda naga siisaan taariikhda Bahweynta Mudulood rag iyo dumar wixii naga maqan ama naga khaldan magacyadooda iyo sawiradooda in aad noo soo gudbisaan si aan ugu soo bandhigno Websiteka "mudulood.com" oo u kale baxdo sida soo socota:-

1)Taariikhda iyo abtirsiga (Bahweyta Mudulood)?

2)Xilalka kala gedisan ay ka qabteeyn wadankeena ?

3)Inta ay leeyihiin Takhaatiir Dr. caafimaadeed?

4)Inta ay leeyihiin (Proffessor) Jaamacadeed?

5)Inta ay leeyihiin (Eng.Navigation Marine & Ship captin?

6)Inta ay leeyihiin (Eng.Civil aviation & Airplane pilot) civil or military?

7)Inta ay leeyihiin Cayaartooy (Sports) heer qaran oo ku saabsan sida soo socota:- Garsoore caalami, Kubadda cagta (Soccer), Kubadda (Basketball) kubadda (Volleyball), Oradka(Marathon), Feerka(Boxing), Bootinta sare (High Jump), Dabaasha (Swimming). Etc.....    

NOOGU SOO DIR TABARUCA MEESHII KUU FUDUD OO AAD JECESHAHAY

Mahadsanidin        

webmaster@mudulood.com

Google
Search WWW Search mudulood.com