|
November
15, 2004 Geneve
KOOBKA
CIIDU FIDRIGA EE SWITZERLANAD
Ciid
wanagsan dhamaan bahda
sportiska ee umada somaliyeed meelkasta oo ay
joogaan gudaha iyo dibadda .
Bahweynta
wadanka swiss waxaa u surtagashay inay dhigaan koobab iyo abaal
Marino kala duwan oo lagu maa
musaayo malinta ciida ah farxadna
u ah dhamaan dhilinyarada sportiska
ee swisska.
Waxaana kulankaas lagu qabtay magaalada GENEVE malintii Axada oo ay tariikhdu
aheed 14-11- 2004
ciyaarahii ugu danbeeyeyna oo ay isugu soo hareen afar koxood
kuwasoo kala galay kalinta
kowaaad iyo labaad iyo sedaxaad iyo afraad
ku wasoo soo bandhigay ciyaaro aad u wanaagsan farxad
galiyay dad weynihii u soo dawasho tagay
waxayna kala ahayeen .
Kalinka
kowaad oo gashay
FC AWASH
Kalinka
labaad oo gashay
FC BERN
Kalinka
sedaxaad oo gashay FC
NEUCHETEL
Kalinka
afaraad oo gashay
FC GENEVE
Gudiga
qaban qabiyaasha waxgaradka
odayaasha iyo dhamaan ciyaartowda swisska waxay tacsi u
dirayaan qaban qabayihii lafdhabarka u ahaa ciyaaraha
Oo
ay geer yootay hoyadiis Marxumad
Xaawo Rooble Oowcabdulle
tasoo
ay ku geer yootay magalada muqdisho malintii Ciida 13-11-2004
Waxayna
tacisiyadaas u dirayaan Cabdulqadir Xaaji Cabdi oo loo yaqaan
Jaylaani iyo
walaakiis Awees Xaaji Cabdi
oo loo yaqaan Macalin Awees Dheere, iyo dhamaan
eheladeeda meelkasta ay jogaan waxaana leenahay samir iyo iimaan
Allaha idinka siiyo Janadiina Illah ha
ka waraabsho Aamiin Aamiin.
Wabillahi
towfiiq
Cabdullahi
Maxamed Nuur
Abdullahi05@swissonline.ch
  
  
_______________________________________________
|