|
May
07, 2005 Geneve
Koobka
Jaaliyada Somaliyeed ee Switzerland oo lagu qabtay magaalada
Neuchatel
Neuchatel
malintii sabdtida tariiqdana ay aheed 7/05/2005
kasoo ay kasoo qayb galeen dhamaan jaliyadaha somaaliyeed
ee ku nool dalka swisska dhamaan ciyaartoydooda yar iyo weynba
tasoo run ahaantii aheed ciyaar xiiso badan gaar ahaan caruurta
oo u aheed farxad iyo rayn rayn iyo isbarasho ,runtii waxaa la
oran karaa waxay aheed arin aad u wanaagsan ciyarahasoo
socday mudo aad u dheer ayaa lasoo gaba gabayay koxihii
kasoo qabgalay waxaa ka mid ahaa
1)
Bern
2)
Geneve
3)
Zhürich
4)
Sion
5)
Neuchatel
6)
Lausanne
Waxayna
guusha ku raacaday koxdii ka socotay Neuchatel tasoo qaday
koobka kama dambaysta ah waxaana u ciyaraayay koxda ciyaartoyda
kala ah ayna kala wateen
Libaan
iyo Axmed
1)
Fasal Max
2)
Faysal
3)
Caydaruus
4)
Mikail
5)
Ridwan
6)
Cabdi
7)
Ismaciil
8)
Yonis
9)
Salax
10) Mayoow
11) Cabdirisaaq
12) Xuseen
Waxaan
tahniyad iyo dhiri galin u diraynaa dhamaan dadkii soo qaban
qabiyay is aragaas dhalin yarada yar iyo weynba qaybahiisa
isbortiga intii isku xilqantay abuubulkaas qimaha badan gaar
ahaan waxaan ugu mahad celinaynaa jaylaani iyo intii lasoo qaban
qabisay sida ay u dhan yihiin .
Wabillahi
tawfiiq.
Cabdullahi Maxamed Nuur
Wariye
mudulood.com
abdullahi05@swissonline.ch  
  
_______________________________________________
|