|
    
A
TALKING POINT BY
Prof.
Omar Hasaan Galagul Email: galagulone@yahoo.com
|
| |
Prof.
Omar Hassan Galagul
| |
|
|
Ninaa
waxoow guursaday geber indhaha iyo dhegahaba la’, assi walidkeedu
tarbiyay
si eey ku buuxiso lixda lixaad inta ka dhiman. Gebertu
waxeey ku caan baxday dhaqan
wanaag deris, nadaafad, koris caruur iyo soodhoweeyn qaraabo.
Waxaa leeys weeydiiyay see qof aan waxna arag, waxna maqal wanaagaas
iyo naxariistaas
u yeelan kartaa?
Jawaabtii
waxeey noqotay: Indho iyo dhego aan waxne lugu arag,
waxne
lugu maqal- wax tar male hadoow caqliga shaqeeyneen.
Geberta
maskaxdeey ka nooshahay,
caqligeedane waa shaqeeyaa.
SOOMAALIDU
CAQLIGEEDU INTOOW KU JIRAA?
_____________________________________________________________
_____________________________________________________________
_____________________________________________________________
|
 |
|
_______________
|
 |
|
_______________
|
 |
|
_______________
|
 |
|
_______________

|
|