RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Donation Al-jeria TV


A TALKING POINT BY
Yaasiin Maaxi Macalin 
Email: maaxi@hotmail.com  

_______________________________________________________________ 

  Yassin Maaxi Macalin

 


Yaasiin Maaxi Macalin  wuxuu ku bar baaray kuna dhashay magaalada Muqdisho waxabarashadiisana waxay ahayd ilaa heerka dugsiga sare wuxuu ahaa ciyaartooyda kubada kolayga ee xulka GOBOLKA BANAADIR iyo ciyaartoydii heerka koowaad ee kubada kolayga u ciyaari jirtay naadiga Badda, Yaasiin Maaxi Macalin wuxuu wadankiisa Hooyo (SOOMAALIYA) ka soo tagay sanadka markuu ahaa 1988, wuxuuna Iminka ku nool yahay dalka Sweden, isagoo xubin fir-fircoona ka ah xisbiga social democratic ee haya maamulaka dalkaas. Yaasiin Maaxi Macalin waa qoraa wuxuuna ku soo caan baxay buugiisii ugu horeeyey ee uu qoray (SHEEKEEYE)  iyo buugiisa 2aad oo isgana ahaa FURAHAFARBARASHADA oo ah buug farbarasho......

 

BOOKS BY Yaasiin Maaxi Macalin

New in Books
Sheekeeye 
 

Book Description
Sheeko xariirooyinka hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed

About the Author: Wuxuu ku nool yahay dalka Sweden, isagoo xubin fir-fircoona ka ah xisbiga Social Democratic ee haya maamulaka dalkaas Sweden Read more

 

 

_______________________________________________________________ _______________________________________________________________

_______________

 _______________

_______________

_______________

Robin Cook, president of the Party of
European Socialists iyo Yaasiin Maaxi

Mary Robinson iyo Yaasiin Maaxi
former UN Commissioner for Human Rights, former President of Ireland.
now chairs the Ethical Globalization Initiative based in New York

Safiirka Qaramada midoobay u fadhiya SWEDEN
Jean-Pierre Schori iyo Yaasiin Maaxi