![]() ![]() ![]() |
|||||||||||||||||||
![]()
|
|||||||||||||||||||
|
Wargeyska "Mudulood.com"
~ Thomas Jefferson, 1787 ---- "A politician thinks of the next election; a statesman thinks of the next generation". QAYBSIGA MUDULOOD MA XAQBAA MASE XAL AYAA LAGU RAADIHA? Imaamka Beesha Muddullood
Aaway Xaqii Aaway Xaqii
Caaqil Koogaar Oo Beeshiisa Kula Taliyey Inay Khaladka Iska Saxaan
Tuesday Aug. 10, 2004 Xildhibaanada Beesha Mudulood ee Baarlamanka Mbagathi
Monday Aug. 09, 2004 Magacyo ay maanta soo gudbiyeen Beelaha Mudulood Beelaha Mudulood ayaa maanta soo saaray liis ay ku qoran yihiin magacyada xubnaha uga mid noqnaya golaha baarlamaanka ee dowlada la filayo in lagu soo dhiso madasha shirka dib u heshiisiinta, sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Liiska la soo saaray wuxuu u qornaa sidan: Beesha Harti Abgaal 1-Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) 2-Faarax Wehliye Cadoow (Sendiko) 3-Cali Mahdi Maxamed 4-Hilowle Imaam Cumar Beesha Wacbuudhan 1-Muuse Suudi Yalaxoow 2-Cumar maxamed Maxamuud (Finish) 3-Cali Maxamed Harar (Cali BIid) 4-Muuse Cali Cumar Beesha Waceyle 1-Xuseen Xaaji Maxamed (Bood) 2-Maxamud Maxamed Guleed 3-Ismaaciil Macalin Muuse Beesha Ujeejeen 1-Eng: Maxamed Xuseen Cadoow 2-Prof: Cusmaan Maxamuud (Dufle) 3-Canab Axmed Ciise Wararka ayaa sheegaya in ay jiraan khilaafyo xoogan oo laga muujinayo Liiskan cusub xubnaha lagu magacaabey. Maxamed Cali Maxamuud (Madka)
IIMAAM MAXAMUUD OO KULAN LA YEESHAY XUBNO KA SOCDAY JUFOOYINKA MUDDULLOOD Imaamka Beesha Muddullood Iimaam Maxamuud Imaam Cumar ayaa maanta xaruntiisa KMG ah ee uu Nayroobi ka deggan yahay ee Chester House kula kulmay wakiillo min shan xubnood ah oo ka kala socday jufooyinka beesha Muddullood. Kulankaas ayuu Imaamka ku soo qaatay sida uu uga xun yahay in isagoo Imaamkii beeshaas ah ay dhacdo in xubno siyaasiyiin ah ka been abuurtaan sxiixiisa, wuxuuna ku tilmaamay kuwii ka dambeeyey arrintaas inay yihiin qaar ay inkaar ku dhacday, Iimaankana uu Ilaaheey ka siibay. "ma dhaceyso in xaq darro aan oggolaanno, taariikhdeynana ma dooneyno inay gasho sed bursi iyo walaal naceyb" ayuu yiri Iimaamka oo dhanka kalena eedeymo ka sheegtay xubno aflagaaddo u geystay, wuxuuna ku tirtirsiiyey xubnaha odayaasha beelahaas inay isugu yimaadaan kulan kale oo lagu soo gabagabeynayo qeybsiga xubnaha uga soo aaday tirada baarlamaanka.
Mudulood Soomaaliya
|
|
|||||||||||||||||||||
|
|
||||||||||||||||||||||