RAI 1  Live BBC Live Aljazeera TV Live Dubai TV Live Saudi TV live Donation Al-jeria TV


 

Thursday, January 17, 2007

Taariikhda Halyeygii Da'da yaraa Sheikh Shariif Sheikh Axmed

Halyeygii da’da yar ee soomara Soomaaliya qarniyadii ugu danbeeya ayaa ah Gudumaiyihii gudiga fulinta maxkamadaha islaamiga ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed. 

Hadii ayno nahay Bahda yaaqshid Online & aqristayaashooda waxaan Sh. Shariif u aqoonsanaynaa Geesiga sanadka 2006,

Taariiqda shariifka

Magaca : Sh Shariif Sh Axmed Sh Maxamuud Sh Muuse
Ku dhashay : Shabeeladda Dhexe
Taariikhda Dhalashada Dhashay 25/01/1964
Xaalada Bulshada : Xaasle

Waxbarshadiisii :

1970- Dugsi quraan.
1988: Wuxuu ka qalin jibiyay Dugsigii Azhar raacsanaa ee Sheekh Suufi
1992: Wuxuu tagay Sudan wuxuuna gobolka Kurdufaan ka bilaabay Jaamacadda Kurdufaan Kuliyada Waxbarshada. Cudurka Malaariyada oo ku dhacay ayaa sababay inuu u baqoolo Liibiya.
1994: Wuxuu tagay Liibiya magaalada Tiripoli isagoo ka bilaabay Jaamacada Maftuuxa kuliyada Qaanuunka- Sharciga-
1999: Wuxuu ka qalin jibiyay Jaamacada
2000: Wuxuu dib ugu soo laabtay dalkiisa.
2002: Wuxuu noqday gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Shabeelada Dhexe isagoo la shaqeeyay Maxamed Dheere.
2003: Wuxuu ka soo laabtay Jowhar wuxuuna Macalin ka noqday Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare ee Jubba oo ku yaala Xaafada Towfiiq ee magaalada Muqdisho wuxuuna macalin ku ahaa maadooyinka juquraafiga iyo taariikhda.
2003: Wuxuu wax ka aasaasay Golaha Jaamiciyiinta Soomaaliyeed isagoo ka noqday Gudoomiye
2004 : Waxaa loo Doortay Gudoomiyaha Maxkamada Sii Sii.
2005: Waxaa loo Doortay Gudoomiyaha Maxakamadaha gobolka Banaadir.

__________________________________________________

Mudulood Soomaaliya

 

_______________

_______________