4.5  Shaping Somalia's Destiny  

"The Mbagathi Parliament"

Parliament is a Forum where all Somali can make their voices heard through their representatives.

    

Qaybsiga Xubnaha Baarlamaanka lagu soo dhisay Mbagathi, Kenya

275 Xubnood

 

Hawiye 61 Xubnood

1__ Mudulood ------------------- 15         [click here ama guji halkaan] 

2__ Habargidir--------------------12         [click here ama guji halkaan] 

3__ Xawadle------------------------8         [click here ama guji halkaan] 

4__ Murusade---------------------7          [click here ama guji halkaan]

5__ Gaaljecel ----------------------5         [click here ama guji halkaan]

6__ Gugundhabe-------------------5         [click here ama guji halkaan]

7__ Duduble-------------------------4         [click here ama guji halkaan]

8__ Sheqaal-------------------------3         [click here ama guji halkaan]

9__ Silcis-----------------------------1         [click here ama guji halkaan]

10__ Wadalaan---------------------1         [click here ama guji halkaan]

11__ Xaskul-------------------------0    


                                   total-----61

 

Digil iyo Mirifle 61 Xubnood

[click here ama guji halkaan] 

1__ Hadamo----------------4

2__ Harin--------------------3

3__ Leysan------------------3

4__ Elay---------------------3

5__Gare---------------------3

6__ Dabare-----------------3

7__ Geledle----------------3

8__ Luway------------------3

9__ Jiido--------------------3

10__Shanta Calemod----3

11__ Tuni-------------------3

12__ Jiron------------------2

13__ Macalin Wayne----2

14__ Hubeer---------------2

15__ Yantaar--------------2

16__ Geledi----------------2

17__ Jilible-----------------2

18__ Bogodi---------------2

19__ Asharaaf------------2

20__ Garwale-------------1

21__ Disow----------------1

22__ Emid-----------------1

23__ Qomal---------------1

24__ Gobawayn----------1

25__ Gasargude---------1

26__ Harow---------------1

27__ Heledi---------------1

28__ Wanjel--------------1

29__ Rerdumal----------1

30__ Eyle-----------------1

                   total--------61

 

Qaybta shanaad  31 Xubnood

1__ Jareeeweyne ---------------------- 7         [click here ama guji halkaan] 

2__ Banaadiri----------------------------6          [click here ama guji halkaan] 

3__ Carab M/Saalax-------------------3          [click here ama guji halkaan] 

4__ Madhibaan--------------------------2         [click here ama guji halkaan] 

5__ Sheekhaal Aw Xasan ------------2         [click here ama guji halkaan] 

6__ Baajuun------------------------------2         [click here ama guji halkaan] 

7__ Ajuuraan ----------------------------2         [click here ama guji halkaan] 

8__ Yaxar---------------------------------2         [click here ama guji halkaan] 

9__ Yibir-----------------------------------1        [click here ama guji halkaan] 

10__ Muuse Dheeri--------------------1         [click here ama guji halkaan] 

11__ Tumaal-----------------------------1         [click here ama guji halkaan] 

12__ Reer Braawe---------------------1         [click here ama guji halkaan] 

13__ Garjeente-------------------------1         [click here ama guji halkaan] 


                                          total-----31

 

Daarood 61 Xubnood

1__ Harti -------------------------- 27         [click here ama guji halkaan] 

2__ Mareexaan-------------------14         [click here ama guji halkaan]

3__ Absame------------------------12         [click here ama guji halkaan]

4__ Leelkase-----------------------5          [click here ama guji halkaan]

5__ Awrtable -----------------------3         [click here ama guji halkaan]


                                    total-----61

 

Dir 61 Xubnood

1__ Isaaq--------------------------------------- 28     [click here ama guji halkaan] 

2__ Gadabuursi---------------------------------9      [click here ama guji halkaan] 

3__ Ciise-----------------------------------------8      [click here ama guji halkaan] 

4__ Dirta Koonfureed-----------------------16      [click here ama guji halkaan] 


                                                   total-----61

 

   

LIISKA XILDHIBAANADA BEESHA MURUSADE EE
LOO GUDBIYAY IGAD

Beesha Murusade oo ka mid ah beelaha hawiye ayaa shalay waxay liis lagu sheegay mid rasmi ah oo odayaasha iyo Siyaasiyinta beeshaas ay u dhan yihiin loo gudbiyay guddiga fududeynta IGAD, iyadoo liiskan ay u badan yihiin taageeriyaasha Maxamed Qanyare waxaana ka mid ah magacyda liiskan .

1- Maxamed Qanyare Afrax.

2- Ciise Weheliye Maalin

3- Cabdi Axmed Dhuxulow (Dheg Dheer)

4- Mukhtaar Mustaf Dhuxulow

5- Maryan Cariif Qaasim

6- C/raxmaan Diinaari.

7- C/qaadir Nuur Caraale.

Waxaa jira warar sheegaya in muran hooseedyo u dhaxeeya kooxda maxamed Qanyare iyo kuwa ka soo horjeeda kooxdaas oo hagaamiya Xasan Baylooto, iyadoo ugaaska beesha la sheegay inuu taageersan yahay Liiska Maxamed Qanyare gudbiyay.

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Beesha Murusade oo noqotay beeshii ugu horeysaya ee beelaha Hawiye ee qeybsatay xubnaha baarlamaanka


Kulan ballaaran oo ay magaalada Nairobi ee dlaka Kenya ay ku yeesheen siyaasiyiinta & odayaasha dhaqanka beesha Murusade, uuna goob joog ka ahaa guddoomiyaha ururka USC Max’ed Qanyare Afrax ayaa sheegaya in jufooyinka beeshaasi ay ku qeybsadeen tiradii xildhibaanada beesha Murusade kaga soo aaday 61-dii xildhibaan ee loo qoondeeyey beesha Hawiye

Beelaha Sebti & Foor culus ayaa helay min 3 xubnood, halka xubinta 7-aad lagu sharfay Max’ed Qanyare in uu isagu buuxiyo, waxaana kulankaasi xubnihii dhaqanka ee goob jooga ka ahaa ka mid ah ugaaska beesha Murusade Ugaas C/qaadir Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde.

Jufada Cabdalla Sebti ayaa heshay 1 xubin waxaana xubintaasi la siiyey Drs. Maryan Cariif, halka xubintii beesha Habar edinle la filayo in uu buuxiyo Dhegdheer, waxaan sidoo kale xubinta 3-aad oo ay heshay beesha Abakar xubnaha buuxinaya ugu cadcad Ciise Weheliye Maalin.

Beesha Foor Culus ayaa 3-da xubin ee ku so aaday waxaa 2 ka mid ah helay Jufada Habarceyne waxaana ilaa haatan jagadaasi loo saadinayaa in ay buuxiyaan C/llaahi Gaafow & Caraale oo ka mid ah aqoonyahanada beeshaasi, halka xubinta jufada Daguuro odayaasheeda & waxgaradkeeda ay doonayaan in uu u buuxiyo Dr. Cabdi Gacal Shire.

Talaabadan ay qaadeen siyaasiyiinta & odayaasha beesha Murusade ayey aad u soo dhoweeyee xubnaha beeshaasi ee ka qeybgalaya shirka, waxeyna ku dhiirageliyeen beelaha kale in ay ku daydaan.

webmaster@dayniile.com

Magacyadda xubnaha barlamaanka xawaadle

Somaliweyn.com( Nairobi 27/07/04 ): Guddigga Howl fududeeynta IGAD oo ansixiyay magacyadda xubnahii baarlamaanka ee xawaadle,halkaan ka aqriso.

Guddigga Igad ayaa si rasmi ah u ansixiyay magacyadda xubnahii sideeda ahaa ee beesha xawaadle ka soo gaartay baarlamaanka kadib markii gudoomiyaha siyaasadda beeshaas iyo Ugaaska xawaadle ay si rasmi ah u gudbiyeen mudanayaasha beesha xawaadle uga mid noqonayo baaralamaanka.

Qoraalkaan oo ay saxiixa caalamiga ah ku duugtay IGAD waxaa lagu cadeeyay sideeda xildhibaan ee beesha xawaadle magacyadooda iyo odayaal dhaqameedka ansixiyay waxaana ay kala yihiin.

1- Xasan Cabdulle Qalaad
2- Cumar Ugaas Mumin
3- Adan Cabdi Isse
4- Max,ed Xasan Ibrahim(qono)
5- Cali Jeyte Cusman
6- Abdul Rahman Abdi warre
7- C/llaahi Cali Cilmi
8- Col;aad Guure Xaayow

Magacyada xubnahaan qoraal lagu cadeeyay ayaa ka soo baxay galabta xafiiska IGAD kaas oo nuqul ka mid ah na soo gaaray waxaana mudanayaashaan baarlamaan magacyadooda ansixiyay ama u saxiixay wejigga hore oday dhaqameedyadda beelaha ay ka soo kala jeedaan kuwaas oo kala ah=
1-Shire Abdi Afrah
2-Abdulle Farah Ahmed
3-Abdi Nuur Guuleed
4-Abdulle Nuur Liibaan
5-Warsame Faarax Nuur webi
6-Dhicisoow Xasan Jareere
7-Dini Max,ed Hassan
8-Max,ud siyaad barqadle
Sideeda nabadood ee magacyadoodda lagu xusay halkaan ayaa ah kuwo ku saleeysan qaab beeleed jufo hoose waxaa ayna guud ahaan xildhibaanadda iyo duubaabka dhaqanka ama nabadoonadda k u saleeysan yihiin sided qabiil juffo hoosaad oo u kala qaatay mid mid kuwaas oo kala ah.

FARAMAGGE XUBIN
AGOON CABDALLA XUBIN
CALI MADAXWEYNE XUBIN
CABDALLA SAMATALIS XUBIN
YABAR MADAXWEYNE XUBIN
YABAR DIGE XUBIN
IBRAHIM CIISE XUBIN

Si kastaba ha ahaatee qoraalkaan lagu soo cadeeyay ama lagu shaaciyay magacyadda xubnaha baarlamaanka beesha xawaadle ayaa qeeyb ka ah barnaamijka IGAD ay ku soo bandhigi doonto magacyadda juffo hoosaadka ee xubnaha baarlamaanka ee beelaha Somalida inkastoo beesha xawaadle ay gashay kaalinta koowaad ee soo shaac bixinta xildhibaandda baarlamaanka KMG ah ee shanta
sano.

Dahir Abdulle Alasow,Nairobi Kenya
asoj@hotmail.com
Somali_journalists@yahoo.com

"Anagu galabta ayaan gudbinay liiskii xubnaha nooga qeyb galaya Baarlamaanka"

Ra'iisul Wasaaraha DKMG Maxamed Cabdi Yuusuf oo khadka telefoonka ugu waramay Burtinle-Online ayaa sheegay in Beesha Yuusuf Daaroor (Awrtable) ay gudbisay xubnihii uga mid noqon lahaa Baarlamaanka Federaalka Kumeel Gaarka ah.

"Galabta ayaan u gudbinay IGAD liiska xubnaha beesha uga mid noqonaya Gollaha Shacabka, gudi 15 qof ka kooban ayaan u magacawnay xulida xubnaha nooga mid noqonaya Baarlamaanka waana ay magacaabeen, kadibna IGAD ayaan u gudbinay" ayuu yiri Maxamed Cabdi Yuusuf.

Maxamed Cabdi ayaa noo sheegay in xubnaha ay Beesha Awrtable u gudbisay gudiga fududeynta ee IGAD ay kala yihiin:

1-Maxamed Cabdi Yuusuf
2-Yuusuf Axmed Maxamed (Xaraare)
3-Faadumo Daahir Aadan


Maxamed Cabdi oo aan sidoo kale wax ka weydiinay go'aankii uu gollaha Baarlamaanka KMG xilka uga xayuubiyay Madaxweynaha TNG Dr. Cabdiqaasim Salaad Xassan, ayaa noo sheegay in aaney waxaasu sharci aheyn Muqdishana aaney joogin xildhibaano buuxin kara kooramka loo baahan yahay.

"TNG-du axdi iyo dastuur bey ku dhisan tahay, waqtigan la joogo ee kala guurka ahna Madaxweynuhu Baarlamaanka makala diri karo, Baarlamaankuna madaxweynaha xilka kama qaadi karo, marka madaxweyne xilka laga qaadayo waa in ay jirtaa laba arimood midkood 1-khiyaano weyn oo uu madaxweynuhu ka galay qaranka, ama 2- In uu ku xadgudbay dastuurka,  baarlamaan Xamar jooga oo toban gaaraya oo hada xil cid ka qaadi karana maba jiro" ayuu yiri Maxamed Cabdi isagoo intaas sii raaciyay "Waxaan raad laheyn oo iska ciyaal suuqnimo ayey arintaasu aheyd".

Mar aan weydiinay waxa ay ku kala duwan yihiin go'aanka uu Baarlamaanku xilka kaga qaaday Dr. Cabdiqaasim iyo go'aankii kal hore xilka looga qaaday Xassan Abshir iyo Cabdalla Deerow wuxuu Maxamed Cabdi sheegay in labadaas mas'uul ay ku guul dareysteen gudashada waajibaadkooda "Waagaas Baarlamaan ayaa joogay Muqdisho, hadase dhamaan xildhibaanadii halkan Nairobi ayey joogaan oo beelahooda ka raadsanayaan xildhibaanimo, marka ninka gudoomiyaha ah markuu arkay in uusan beeshiisa ka heleyn xildhibaanimo ayuu ku faraq xirtay nin madaxweynenimo iska sheegtay oo aan mas'uul aheyn" ayuu hadalkiisa kusoo gaba gabeeyay Maxamed Cabdi Yuusuf.   

Burtinle Online

 

BEESHA XAWAADLE OO LIIS KALE SOO SAARTAY XALAY

Wasiirka Lacagta ee dowladda KMG ah Cumar Xaashi Aadan ayaa Xalay ka dhawaajiyay Liis kale oo beesha Xawaadle ku soo Magacabtay xubnaha uga qeybgalaya Baarlamanka KMG ah ee dhawaan ka dhalan doona shirka dib u heshiisinta Soomaaliyed ee ka socda dalka Kenya.

Sida uu sheegay cumar Xaashi Aadan waxaa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay Magacayadii hore ay u soo saareen qaar ka mid ah siyaasiyinta beeshaas oo uu ka mid yahay Xasan C/lle Qalaad, wuxuuna cadeeyay in kuwaas dad qaar ah iska soo qorten balse magacayadan cusub waa kuwa ku yimaadan doorasho ayuu ke cel celiyay Cumar Xaasha Aadan oo sheegay in Xalay 4 Sac habeenimo la soo gabagabeeyay kulnkii lagu dooranayay Xubnaha Baarlamanka ee beesha Xawaadle uga mid noqon doona, wuxuuna ku kala sheegay Liiskan cusub sidan.

Liiska cusub ee Beesha Xawaadle

1- Cumar Xaashi Aadan
2- Xasan Clle Qalaad
3- Maxamed Xusen Ragge
4- Cumar Ugaas Muumin

5- Abuukar Maxamed Gure
6- Ibraahim C/lle Nuur (Ibraahim Xabeeb)
7- Cabdi Cali Guure
8- Axmes Ismaan

Cumar Xaashi Aadan waxaa uu kaloo sheegay inuusan joogin kulankii Xalay lagau Magcabay Xubnahan Xasan C/lle Qalaad iyo Ugaaska Beesha Xawaadle, wuxuuna cadeeyay in beesha wada taageersan tahay Go'aankan.

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com
Midnimo Information Center

Beesha Xawaadle oo habiinkii 29/7/04/Kulan ay u dhanyihiin ku yeeshay Hotelka 680. Nairobi,

Kulankan oo u muuqday mid sida badan ay Beeshu ka soo qeyb gashay ayaa waxay ay doorasho u galeen sidii ay Beeshu u qeybsan lahayd sideeda xildhibaan ee ay ka heleen Beesha Hawiye,

Doorashadii xalay oo ahaa tartan lagu tilmaamay inuu yahay tartan kale saare ah ayaa waxaa 8da Xildhibaan codbixin xor ah loo qaaday ku guulaystay 7ba Beelood oo ka tirsan Beesha Xawaadle,

Beelaha cod bixintii xalay loo qaadeyna waxay kala ahaayeen Kuwan hoos ku qoran

Beesha Cali Madaxweeyne Xassan Cabdule Qalaad, iyo Cabdi Cali Guure,
Beesha Agoon Ibraahim Xabeeb Guure,
Beesha Yeber Dige      Cumar Xaashi Aadan,
Beesha yebar madaxweeyne Abuukar Maxamed Guure,
Beesha Reer Ugaas  Cumar Ugaas Muumin,
Beeshe Cabdale Axmed Cusmaan Beyle
Beesha Walax Mooge Maxamed Xusseen Raage,

Waxaa jiray qoraal horay loogu gudbiyay Igad kaasoo ahaa magacyada sideedda xubnood ee Beesha matali doona, lama oga in qoraalkani uu noqon doono kii ugu danbeeyay ee ay beeshu qaadato, maadaama liis hore loogu gudbiyay Igad

Hardankii xalay ee Codbixintii ayaa hadaba marka aad si fiican ugu Kuur gasho waxa kuu soo baxayey in ay Codbixintaani ahayd mid lagu yareeynayo is qab qabsiga Beesha dhexdeeda ee dhanka Xildhibaanada,

Hadaba ma jiraan wax qilaaf sidaa u sii weyn ah oo u dhexeeya Beesha Xawaadle, marka la fiiriyo Qilaafka Xooggan ee u dhexeeya Beelaha kale, Inkastoo ay jiraan Jufooyin sida la sheegayo waxoogaa niyad xumi ah ka muujiyey Codbixintaasi Habiinkii Xalay ka dhacday Hotelka 680, ee Magaalada Nairobi,

Maryan Max`ud (Qalanjo)

Magacyada xubnaha Beesha Tunni(Shangamaas)
u matali doona Baarlamaanka

Shir ay isugu yimaadeen oday dhaqameedyada beesha shangamaas oo kamid ah beelaha Digil iyo siyaasiyiinta ugu qaybgalaya beesha shirka dibu heshiisiinta soomaaliyeed ayaa waxay si buuxda iskugu raaceen inay u magacaabaan xubnaha uga mid noqonaya beesha baarlamaanka cusub ee soomaaliyeed oo ay beeshu ka heshay saddex xubnood dadka kala ah ,

1- Col Mukhtaar xaaji Munye Bishaaro
2-
Dr Maxamed Nuuraani bakar
3-
Mud Cabdinuur Bulxed.

mArkii arrintaas loo bandhigay dhamaan siyaasiinta,waxgaradka,saraakiisha beeshaas ee ku nool gudaha soomaaliya iyo dibaddaba waxay si buuxda u taageereen magacaabista xubnahaas iyagoo eebbe uga baryaya inuu ku garabgalo una fududeeyo xilkaas iyo amaanadaas loo dhiibtay.

Sidoo kale waxay beeshu taageersan tahay sida aan buuqa lahayn ee beelaha D/M ay u qaybsadeen xubnihii kaga soo aaday baarlamaanka.
wabilaahi towfiiq.

Maxamed Muxiyaddiin Cal - Nairobi, Kenya

Maxamed Muxiyaddiin Cali - mmneero@yahoo.com.au
Midnimo Information Center

Magacyada Qaar ka mid ah Xildhibaanadii la dhaariyay ee ka mid noqonaya Golaha baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya

August 24, 2004 Markacadeey


Xildhibaanada Hawiye

1-Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere)

2- Hilowle Imaan Cumar

3- Salaad Cali Jeele

4- Avv. Maxamed Sh. Axmed (Gabyow)

5- Muuse Suudi Yalaxow

6- Cumar Maxamed Maxamuud (Finish)

7- Dr. Muuse Cali Cumar

8- Xuseen Caraale Caddaan

9- C/laahi Geedi Shadoor

10- Prof. C/laahi

11- Ibaarim Sheekh Cali Jeebo

12- Ing. Maxamed Xuseen Cadow

13- Prof. Cusmaan Maxamuud Dufle

14- Ing. Xuseen Cabdi Wade

15- Col. Cumar Islow Maxamed

16- Xuseen Maxamed Ceydiid

17- Cusmaan Xasan Cali (Caato)

18- Axmed Ducaale Geele Xaaf

19- Maxamed maxamuud Guuleed (Gacmadheere)

20- Cali Calas Qaarey

21- Maxamed Jaamac Furux

22- Xaasho Xaaji Cilmi

23- Xasan Dhibil Warsame

24- Maxamuud Salaad

25- Yuusuf Seeraar

26- Maxamed Axmed Rooble (Liisho)

27- Xersi Aadan Rooble

28- Cali Kaarshe Maalin

29- Maxamed Qanyare Afrax

30- Ciise Wehliye Maalin

31- Maryan Cariif Qaasin

32- Mustaf Dhuxulow

33- C/qaadir Nuur Caraale

34- Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegadheere)

35- Cabdi Shire

36- C/kariin Axmed Cali

37- Axmed Cumar Geele

38- Nuur Wabar Cabdi

39- Maxamed Sheekh Xasan

40- C/fitaax Axmed Muumin

41- Cumar Aadan Xasan

42- Muuse Nuur Amiin

43- C/laahi Maxamed Aadan

44- Saalax Cali Faarax

45- Axmed Fiidow Cumar

Xildhibaanada beesha Digil iyo Mirifle

1- Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen

2- Madoobe Nuunow Maxamed

3- Xasan Macalin Xuseen

4- C/kaafi Macalin Xasan

5- Ismaaciil Cabdi Maxamed

6- Ibraahim Isaaq Caymooy

7- Saalim Caliyow Ibrow

8- Axmed Cabdi Cumar

9- Caasha Cabdi Sheekh

10- Ing. Munye Siciid Cumar

11- Maxamed Nuuraani Bakar

12- Muqtaar Munye Bashiir

13- Macalin Maxamuud Maxamed (Jiis)

14- Cali Sheekh Maxamed Nuur

15- Isaaq Maxamuud Maxamed

16- Xuseen Cusmaan Xuseen

17- Muna Maxamed Abiikar

18- Dr. Qaalid Cumar Cali

19- Avv. Axmed Ibraahim Maxamed

20- Sheekh Aadan Madoobe

21- C/laahi Aadan Axmed (Black)

22- Sareedo Maxamed Cabdalla

23- Yuusuf Maxamed Qeyr

24- Luul Cabdi Aadan

25- C/laahi Cabdi Garuun

26- Sheekh Nuur Cali Aadan

27- Jen. Muumin Ibraahim Isaaq

28- Sheekh Aadan Sh. Maxamed

29- C/laahi Aadan Cali (Shaleyte)

30- C/lla Deerow Isaaq

31-Maxamed Xuseen Isaaq

32- Maxamuud Cabdi Xasan

33- Macalin Nuur Xasan

34- Xasan Nuur Aadan (Albera)

35- Ibraahim Xuseen Cali Saalax

36- Amiin Axmed Sh. C/raxmaan

37- Ugaas Cusmaan Libaax

38- Cali Aadan Xuseen (Eylow)

39- Xasan Maxamed Nuur (Shaargaduud)

40- Xasan Maxamed Idiris

41- Ibraahim Cabdi Nuur

42- Maxamed Ibraahim xaabsade

43- Ibraahim Aadan Khiishbur

44- Maxamed Cusmaan Isaaq

45- Cabdi Xaaji Yariis

46- Ibraahim C/laahi Cusmaan (Carabey)

47- Fowsiyo Maxamed Sh. Xasan

48- Axmed Maxamed Cabdi

49- Shariif Saafi Rooble

50- Ibraahim Maxamed Isaaq

51- C/qaadir Aadan Jibaar

52- Shariif Saalax Maxamed Cali

53- Shariif Xasan Sh. Aadan

54- Isaaq Maxamud Disow

55- C/qaadir Sh. Maxamed Nuur

56- Maxamed Mursal Barow

57- Ibraahim Isaaq Yarow

58- Faadumo Sh. Nuurow

59- Cusmaan Muqtaar Maxamed

60-Sheekh Aadan Macalin Isaaq

61-Amiina Maxamed Mursal

Xildhibaanada Daarood

1- Maxamed Cabdi Yuusuf

2- Yuusuf Axmed maxamed (Xaraare)

3- Faadumo Daahir Aadan

4- Axmed Cumar Jees

Xildhibaanada Dirta

1- Ismaaciil Maxamuud (Buubaa)

2- Yuusuf Xasan Dheeg

3- Xasan Cumar Xuseen

4- Yuusuf C/laahi Kaahin

5- C/la Boos Axmed

6- Faarax Ismaaciil Xuseen

7- Axmed M. Suleymaan

8- Ismaaciil Xasan Jaamac

9- Axmed C/raxmaan Cabaade

10- Sahra C/qaadir C/raxmaan

11- Maxamuud C/laahi Sifir

12- Ismaaciil Xasan Timir

13- Maxamed Xasan Xayir

14- Maxamed Cali Bilaal

15- Cali Maxamed Cabdi

16- Suuri Diiriye Carab

17- Xasan Ismaaciil Bille

18- Cabdi Xaashi C/laahi

19- C/lla xaaji Axmed

20- Xuseen C/salaan Maxamed

21- Maxamed warsame Cali

22- Axmed Ciise cawaale

23- Axmed C/laahi Daakir

24- Qadar Bide Axmed

25- Jaamac Xasan Ismaaciil

26- Maxamed Cabdi Cawad

27- Faadumo Xasan Yuusuf

28- Maxamed Cusmaan Bubul

29- Xuseen Ceelaabe Faahiye

30- Jaamac C/laahi Coofle

31- Cabdi Faarax maax

32- Feysal Cumar Guuleed

33- C/xakin Cige Guuleed

34- C/raxmaan Cusmaan Dirir

35- Axmed C/laahi Cosoble

36- Muuse Xirsi Faahiye

Xildhibaanada Beesha shanaad

1- Mowliid Macaani Maxameed

2- Sh. Jaamac Xaaji Xuseen

3- Xuseen Baantuu

4- Prof. Maxamed Cumar Dalxa

5- Seelaan Colaad Rooble

6- Xaaji Aadan Xuseen

7- Cali Cusmaan Jidow

8- Avv. Fahma Axmed Nuur

9- Cumar Axmed Maxamed

10- Shariif maxamed Siciid

11- Maxamed Cusmaan Maye

12- Saalax Ismaaciil Saqaawe

13- Cabdulqaadir Awes Mahdi

 

Maxamed Cali Maxamuud (Madka)

Xafiiska Markacadeey ee Muqdisho

xafiiskamuqdisho@hotmail.com

 

_______________

 _______________

_______________

_______________